{"id":9334,"date":"2012-10-01T14:18:46","date_gmt":"2012-10-01T14:18:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9334"},"modified":"2012-10-01T14:18:46","modified_gmt":"2012-10-01T14:18:46","slug":"qalif-axed-eregguud-ahaan-amaanka-magaalada-muqdisho-waxaa-sugay-24-kii-saac-ee-la-soo-dhaafay-ciidamada-nabad-sugida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/qalif-axed-eregguud-ahaan-amaanka-magaalada-muqdisho-waxaa-sugay-24-kii-saac-ee-la-soo-dhaafay-ciidamada-nabad-sugida\/","title":{"rendered":"\u201cQalif Ax\u2019ed Ereg\u201dGuud Ahaan Amaanka Magaalada Muqdisho Waxaa Sugay 24-kii saac Ee LA Soo Dhaafay Ciidamada Nabad Sugida"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Qalif.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9335\" title=\"Qalif\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Qalif.jpg\" alt=\"\" width=\"320\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Qalif.jpg 320w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Qalif-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 320px) 100vw, 320px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Masuuliyiinta Hay\u2019adda Nabad Sugidda Qaranka Ayaa maanta sheegtay in la xaqiijiyay Amaanka Magaalada Muqdisho 24kii saac ee la soo dhaafayna ay ciidamaa Amaankuna ka hortageen falal Amaanka dhan.<\/p>\n<p><strong>Khaliif Axmed Ereg<\/strong> Taliyaha Ciidammada Nabad Sugidda gobolka Banaadir oo maanta saxaafadda shirjaraa\u2019id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Ciidammada Nabad Sugidda Qaranka iyo guud ahaanba Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ay 24kii saac ee lasoo dhaafay ay magaalada ka sameeyeen howlgallo lagusoo qabqabtay dad iyo hub Aad u Farabadan.<\/p>\n<p><strong>Mr.Ereg<\/strong> waxa uu tilmaamay in magaalada hada laga hirgeliyey qorshe ay hay\u2019adaha ammaanka ugu talagaleen in lagu xaqiijiyo amniga Caasimadda taasina ay tahay guul laga gaaray kooxaha Falalka Amni Daro KA Wada Dalka SOomaalia<\/p>\n<p>Gabagabadii Ayaa Taliyaha Ciidammada Nabad Sugidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg waxa uu shacbiga ku nool gobolka Banaadir ka codsaday iney hay\u2019adaha ammaanka ku gacan siiyaan.<\/p>\n<p>Saacadihii Ugu Dambeeyey Ayaa Magaalada Muqdisho waxaa si weyn looga dareemayey howlgallo ay sameynayaan ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayadoo howlgalladaasina lagusoo qabtay Dad Farabadan oo Ay Nabad Sugida Sheegtay In Ay \u00a0ka tirsanaayeen Al-shabaab waxaana ay arintaasi durbaba keentay in magaalada laga dareemo isbedel dhanka amniga ah Sida Ay Sheegeen Madaxda Nabad Sugida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiinta Hay\u2019adda Nabad Sugidda Qaranka Ayaa maanta sheegtay in la xaqiijiyay Amaanka Magaalada Muqdisho 24kii saac ee la soo dhaafayna ay ciidamaa Amaankuna ka hortageen falal Amaanka dhan. Khaliif Axmed Ereg Taliyaha Ciidammada Nabad Sugidda gobolka Banaadir oo maanta saxaafadda shirjaraa\u2019id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Ciidammada Nabad Sugidda Qaranka iyo guud ahaanba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9334","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9334"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9336,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9334\/revisions\/9336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}