{"id":9329,"date":"2012-10-01T14:08:37","date_gmt":"2012-10-01T14:08:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9329"},"modified":"2012-10-01T14:08:37","modified_gmt":"2012-10-01T14:08:37","slug":"xasan-sheekh-iyo-wafdi-uu-hogaaminyo-oo-maanta-gaarey-beydhabo-dibna-ugu-soo-laabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/xasan-sheekh-iyo-wafdi-uu-hogaaminyo-oo-maanta-gaarey-beydhabo-dibna-ugu-soo-laabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hogaaminyo Oo Maanta Gaarey Beydhabo Dibna Ugu Soo Laabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/MADAXDA-BAYDHABO-GARTAY-yess.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9330\" title=\"MADAXDA BAYDHABO GARTAY yess\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/MADAXDA-BAYDHABO-GARTAY-yess.jpg\" alt=\"\" width=\"332\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/MADAXDA-BAYDHABO-GARTAY-yess.jpg 332w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/MADAXDA-BAYDHABO-GARTAY-yess-230x300.jpg 230w\" sizes=\"auto, (max-width: 332px) 100vw, 332px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Xasan Sheekh Maxamuud<\/strong> Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya \u00a0iyo wafdi uu Horkacayo oo maanta ka duulay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport ayaa gaaray magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha oo ay u badaayeen Xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaaladda Baydhabo ku soo dhoweeyey, masuuliyiinta mamulka Gobolka Bay iyo kan Degamada Baydhabo, sarakiil ka tirsan ciidamadda Dowladda iyo kuwa AMISOM iyo dadweynaha magaaladda Oo Aad U Farabadan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarun uu tababar uga socdo ku dhowaad sadax kun oo ciidan waxa uuna Madaxweynaha ciidamada u balan qaaday in ay si joogto ah u qadanayaan mushaarkooda isagoona kula dardaarmay in ay difaacaan dalkooda Iyo Waliba Dadkoodii.<\/p>\n<p><strong>Mudane Xasan Sheekh<\/strong> Madaxweynaha Dalka Soomaalia \u00a0ayaa xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kula kulmay mas\u2019uuliyiinta gobolka Bay iyo saraakiisha ciidamad iyagoona ka wada hadleen xaalada gobolkaasi.<\/p>\n<p>Xassan Sheekh Wafdigaani Oo Uu \u00a0Horkacayay ayaa galabta dib ugu soolaabtay Caasimada dalka ee Muqdisho, waana safarkii ugu horeeyay oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tago magaalada Baydhabo tan iyo markii loo dhaariyay xilka Madaxtinimo ee dalka Soomaalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya \u00a0iyo wafdi uu Horkacayo oo maanta ka duulay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport ayaa gaaray magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wafdiga Madaxweynaha oo ay u badaayeen Xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya ka tirsan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaaladda Baydhabo ku soo dhoweeyey, masuuliyiinta mamulka Gobolka Bay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9329","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9329"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9333,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9329\/revisions\/9333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}