{"id":9325,"date":"2012-10-01T13:50:18","date_gmt":"2012-10-01T13:50:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9325"},"modified":"2012-10-01T13:50:18","modified_gmt":"2012-10-01T13:50:18","slug":"kismaayo-oo-xalay-duqeyn-baan-ka-dhacday-iyo-kooxo-amnidaro-wado-oo-lagu-dhex-arkay-gudaha-magaaladaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/kismaayo-oo-xalay-duqeyn-baan-ka-dhacday-iyo-kooxo-amnidaro-wado-oo-lagu-dhex-arkay-gudaha-magaaladaasi\/","title":{"rendered":"Kismaayo Oo Xalay Duqeyn Ba\u2019an Ka Dhacday Iyo Kooxo Amnidaro Wado Oo Lagu Dhex Arkay Gudaha Magaaladaasi"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maraakiibta dagaalka iyo Diyaaradaha dowlada Kenya ayaa xalay magaalada ka sameeyey duqeymo lala beegsaday qeybo kamid ah magaalada, ayadoo aysan cadeyn yoolka weeraradaasi, xili magaalada inteeda badan aan lagu dhex arag dagaalyahanada Al Shabaab<\/p>\n<p>Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Kismaayo Ayaa Waxa\u00a0 Ay La Fajacsanyihiin Sababaha Ay Duqeymaha Kaga Wadaan Dowlada Kenya.<strong><\/strong><\/p>\n<p>Dhanka Kale Waxaase si weyn magaalada looga dareemay kooxo maleeshiyaad hubeysan oo aan cidina ka amar qaadan oo ayagu ka faa\u2019 iideysanaya isbedalada ka dhacay magaalada,<\/p>\n<p>Maalinimadii shalay Ayaa\u00a0 magaalada gudaheeda Waxaa\u00a0 siyaabo kale gedisan loogu dilay ugu yaraan lix qof oo rayid ah oo uu ku jiro mid kamid ah Nabadoonada beelaha ku dhaqan magaalada oo xalay la dilay asagoo kasoo baxaya Masaajidka, salaadii Makhrib kadib.<\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM ee Kenya iyo kuwa Soomaalida ayaan weli si rasmi ah ulla wareegin gacan ku heynta magaalada, walow ay socdaan hawlgalo ay ciidamadan wadada ugu xaarayaan inay dhamaan magaaladaasi la wareegaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; Maraakiibta dagaalka iyo Diyaaradaha dowlada Kenya ayaa xalay magaalada ka sameeyey duqeymo lala beegsaday qeybo kamid ah magaalada, ayadoo aysan cadeyn yoolka weeraradaasi, xili magaalada inteeda badan aan lagu dhex arag dagaalyahanada Al Shabaab Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Kismaayo Ayaa Waxa\u00a0 Ay La Fajacsanyihiin Sababaha Ay Duqeymaha Kaga Wadaan Dowlada Kenya. Dhanka Kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9325","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9325"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9328,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9325\/revisions\/9328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}