{"id":9319,"date":"2012-10-01T13:20:07","date_gmt":"2012-10-01T13:20:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9319"},"modified":"2012-10-01T13:20:07","modified_gmt":"2012-10-01T13:20:07","slug":"tarsangudoomiyayaasha-degmooyinka-gbanaadir-ilaaladooda-kama-mid-ahan-askarta-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/tarsangudoomiyayaasha-degmooyinka-gbanaadir-ilaaladooda-kama-mid-ahan-askarta-dowlada\/","title":{"rendered":"\u201cTarsan\u201dGudoomiyayaasha Degmooyinka G\/Banaadir Ilaaladooda Kama Mid Ahan Askarta Dowlada"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Tarsan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9320\" title=\"Tarsan\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Tarsan.jpg\" alt=\"\" width=\"345\" height=\"203\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Tarsan.jpg 345w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Tarsan-300x176.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 345px) 100vw, 345px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Maxamuud Axmed Nuur \u2018\u2019Tarsan\u2019\u2019<\/strong> Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in qorshe lagu tirakoobayo dadka hubka heysta uu dhowaan ka bilaaban doono magaalada Muqdisho ayadoo tirakoobkaasina ay ku jiraan ilaalada guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Uu Sheegay In Ay Iyagu Qeyb KaYihiin Amaan Darida Ka Jirto Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir <strong>Mr.Tarsan\u2019\u2019<\/strong> oo ka hadlayay qorshaha lagu adkaynayo ammaanka gudaha caasimadda Muqdisho ayaa sheegay \u00a0in la\u00a0 tiro koobidoono dadka hubeysan ee jooga degmooyinka gobolka Banaadir,\u00a0 iyadoo taasi ay mas\u2019uul ka yihiin guddoomiyaasha degmooyinka si loo adkeeyo ammaanka guud ee Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Maxamuud Axmed Nuur \u2018\u2019Tarsan\u2019\u2019<\/strong> \u00a0ayaa intaasi ku daray in meelaha gaarka ah oo lagu tuhmayo\u00a0\u00a0 kooxaha dambiilayaasha ah ay\u00a0 si deg deg ah uga howlgalidoonaan\u00a0 ciidamada ammaanka\u00a0 si bulshada looga Dhex Saaro Kooxa Amni Darada Ka Wada caasimada .<\/p>\n<p>Baaqaani Ka Soo Yeeray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir <strong>Maxamuud Axmed Nuur \u2018\u2019Tarsan\u2019\u2019<\/strong> \u00a0ayaa waxa uu ku soo beegmayaa Xilli Dhawaan Ay \u00a0\u00a0saraakiisha ciidamada ammaanka \u00a0kullan looga arrinsanayay ammaanka \u00a0ku yeesheen Gudaha Magaalada \u00a0Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamuud Axmed Nuur \u2018\u2019Tarsan\u2019\u2019 Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in qorshe lagu tirakoobayo dadka hubka heysta uu dhowaan ka bilaaban doono magaalada Muqdisho ayadoo tirakoobkaasina ay ku jiraan ilaalada guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Uu Sheegay In Ay Iyagu Qeyb KaYihiin Amaan Darida Ka Jirto Dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Mr.Tarsan\u2019\u2019 oo ka hadlayay qorshaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9319","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9319"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9322,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9319\/revisions\/9322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}