{"id":9317,"date":"2012-10-01T23:30:08","date_gmt":"2012-10-01T23:30:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9317"},"modified":"2012-10-01T23:51:57","modified_gmt":"2012-10-01T23:51:57","slug":"al-shabaab-oo-hanjabaad-hawada-u-marisay-ciidamo-ay-sheegeen-in-ay-dhac-u-geestaan-shacabka-wfp-na-kaga-digay-in-ay-ka-waantoobaan-raashiinka-dhacay-ay-u-keenayaan-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/al-shabaab-oo-hanjabaad-hawada-u-marisay-ciidamo-ay-sheegeen-in-ay-dhac-u-geestaan-shacabka-wfp-na-kaga-digay-in-ay-ka-waantoobaan-raashiinka-dhacay-ay-u-keenayaan-shacabka\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Hanjabaad Hawada U Marisay Ciidamo Ay Sheegeen In Ay Dhac U Geestaan Shacabka WFP-na Kaga Digay In Ay Ka Waantoobaan Raashiinka Dhacay Ay U Keenayaan Shacabka."},"content":{"rendered":"<p>Sh.Max&#8217;ed Abu-cabdalla Wakiilka Xarakada Al,shabab  ee Gobolka<br \/>\nSh.Hoose<br \/>\noo<br \/>\nmaanta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa<br \/>\nka waramay kormeero uu<br \/>\nmaalmihii lasoo dhaafay ku<br \/>\nmarayay degmooyinka Jannaale,<br \/>\nQoryooleey, Buulo-mareer,<br \/>\nBaraawe, Kuntuwaareey,<br \/>\nAwdheegle, Walawayn, Sablaale<br \/>\niyo Toora-tooroow halkaas ay Haatan Gacanta Ku Hayaan Al shabaab ayu Shegay Wakiilka In Uu<br \/>\nkulamo kula qaadanayay<br \/>\nqaybaha kala duwan ee bulshada<br \/>\niyo maamulada<br \/>\nhalkaas ka arimiya. <\/p>\n<p>Gudoomiyaha G\/sh.hoose Ee Ugu Ariminjiray Dhaq Dhaqaaqa Shabaab ayaa sheegay in<br \/>\nwaxyaalaha ay sida gaarka ah<br \/>\nugu kuurgalayeen ay ka mid<br \/>\nahaayeen Dhibaatada maalmihii<br \/>\nlasoo dhaafay kasoo korortay<br \/>\nwadada isku xirta Afgooye iyo<br \/>\nMarko halkaas oo uu sheegay in kooxo ka<br \/>\ntirsan dowlada ay Isbaarooyin<br \/>\nfara badan soo dhigteen ayna<br \/>\ndadka socotada ah kula kacayaan<br \/>\nboob, dilal iyo kufsi, arintaas oo<br \/>\nay go\u2019aan kasoo saareen masuuliyinta Sar Sare ee Al.shabaab.<\/p>\n<p>Sh.Abu Cabadalla ayaa dhanka<br \/>\nkale sheegay in hay\u2019ada WFP ay<br \/>\nmaalmahan gobolka soo<br \/>\ngelinayso digirta loo yaqaano<br \/>\n\u201cBeebeeshee\u201d oo quruntay, si ay<br \/>\nugu qiima jebiyaan dalagyada<br \/>\nbeeraha gobolka kasoo go\u2019ay,<br \/>\nwuxuuna Abu C\/lla sheegay in cid walba oo<br \/>\narintaas lagu soo helo ay<br \/>\nMujaahidiintu tillaabo adag oo<br \/>\nsharciga waafaqsan ka qaadi<br \/>\ndoonaan sida u sheegay Wakiilkii Al.shabaab U Qaabil Sanaa Gobolka Shabeelaha Hose Abu C\/lla.<\/p>\n<p>Hadalkaani Ka Soo Yeeray Masuulkani Ka Tirsan al.shabab Ayaa Imaanaya Xilli Ay Dhaq Dhaqaaqa Shabaab Maalinkii Shalay Aheyd Ka Ruuqaansadeen Magaalada Kismaayo Oo Ay Horey U Sheegeen In Ay Si Sahal Ah Kaga Bixi Doonin Halkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sh.Max&#8217;ed Abu-cabdalla Wakiilka Xarakada Al,shabab ee Gobolka Sh.Hoose oo maanta shir jaraa\u2019id qabtay ayaa ka waramay kormeero uu maalmihii lasoo dhaafay ku marayay degmooyinka Jannaale, Qoryooleey, Buulo-mareer, Baraawe, Kuntuwaareey, Awdheegle, Walawayn, Sablaale iyo Toora-tooroow halkaas ay Haatan Gacanta Ku Hayaan Al shabaab ayu Shegay Wakiilka In Uu kulamo kula qaadanayay qaybaha kala duwan ee bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9317","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9317"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9341,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9317\/revisions\/9341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}