{"id":92882,"date":"2023-08-13T20:43:05","date_gmt":"2023-08-13T17:43:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=92882"},"modified":"2023-08-13T20:52:38","modified_gmt":"2023-08-13T17:52:38","slug":"masaafiic-kusoo-dhacdey-qeybo-kamid-ah-magaalada-laascaanood-oo-dad-rayid-ah-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/08\/masaafiic-kusoo-dhacdey-qeybo-kamid-ah-magaalada-laascaanood-oo-dad-rayid-ah-ku-dhinteen\/","title":{"rendered":"Masaafiic kusoo Dhacdey Qeybo kamid ah Magaalada Laascaanood oo Dad Rayid ah ku Dhinteen."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>4 qof ayaa ku nafwaayey madaafiic ku dhacday bakhaar ku yaala magaalada Laascaanood, sida uu goob jooge BBC Somali u sheegay.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo, ayaa ilaa saaka subixii is waydaarsanayay rasaas, sida ay wararku sheegayaaan, inkasta oo aan war rasmi ah laga hayn baaxada iska hor imaadka.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Magaalada Laascaanood ayaa dhawaanahan xasiloonayd, iyada oo aanu wax dagaal toos ahi ka dhicin muddo todobbaado ah, kadib dagaalo is xig xigay oo bilihii lasoo dhaafay halkaa dhinacyada ku dhexmarayay.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Dagaalka Laascaanood ayaa maraya bishii 7aad oo uu si goos goos ah u socdo, ilaa iyo hadana ma muuqato xal rasmi ah oo dagaalka lagu joojinayo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Waxa guuldaraystay dadaalo nabadeed oo ay isku dayeen dowlada Itoobiya, salaadiin iyo dadkale, kuwaasi oo dhamaantood keeni waayay xabad joojin iyo wada hadal midna.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>4 qof ayaa ku nafwaayey madaafiic ku dhacday bakhaar ku yaala magaalada Laascaanood, sida uu goob jooge BBC Somali u sheegay. Ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo, ayaa ilaa saaka subixii is waydaarsanayay rasaas, sida ay wararku sheegayaaan, inkasta oo aan war rasmi ah laga hayn baaxada iska hor imaadka. Magaalada Laascaanood ayaa dhawaanahan xasiloonayd, iyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":92883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-92882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92882"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92887,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92882\/revisions\/92887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}