{"id":9280,"date":"2012-09-30T14:23:28","date_gmt":"2012-09-30T14:23:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9280"},"modified":"2012-09-30T14:23:28","modified_gmt":"2012-09-30T14:23:28","slug":"qarax-qasaaro-baan-geesatay-oo-habeenkii-xalay-ahaa-ka-dhacay-magaalada-nairobi-ee-xarunta-dalkaasi-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/qarax-qasaaro-baan-geesatay-oo-habeenkii-xalay-ahaa-ka-dhacay-magaalada-nairobi-ee-xarunta-dalkaasi-kenya\/","title":{"rendered":"Qarax Qasaaro Ba\u2019an Geesatay Oo Habeenkii Xalay Ahaa Ka Dhacay Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/inan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9281\" title=\"inan\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/inan.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"327\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/inan.jpg 512w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/inan-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Weerarkan ayaa lagu qaaday kaniisada\u00a0<strong>St Polycarp<\/strong>, halkaasi oo la sheegay in xiligaasi uu ka socday iskuulada Axada loo dhigo caruurta kaniisadaasi booqata.<\/p>\n<p>Bumkaasi Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Wreerayay Kaniisad Ay Ku Sugnaayeen Caruur Aad U Farabadan Ayaa Sida La Soo Sheegay Waxaa ku dhintay hal cunug, halka dhaawacyo culus ay soo gaareen sadex cunug oo kale.<\/p>\n<p><strong>St Polycarp<\/strong> kaniisada Loo Yaqaano Afhayeen u hadlay\u00a0 ayaa sheegay in dhaawacu uu gaarayo 9 ruux Dhimashadana Ay Halkaasi KA Sii BAdantahay Balse Ay Haatan Dhaqaatiirta Caafimaadka Ku Dadaalayaan Sidii Ay U Dabiibi Lahaayeen Caruurtaasi Waxa KA Soo GAartay Bumkaasi.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xili ay ciidamada Kenya gudaha u galeen magaalada Kismaayo oo ah xaruntii ugu weyneyd oo ay gacanta ku hayeen xoogaga Al Shabaab.<\/p>\n<p>Xarakada Al Shabaab ayaa horey u sheegtay inay weeraro ku qaadi doonto gudaha Kenya, tan iyo intii ay ciidamada Kenya gudaha usoo galeen dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerarkan ayaa lagu qaaday kaniisada\u00a0St Polycarp, halkaasi oo la sheegay in xiligaasi uu ka socday iskuulada Axada loo dhigo caruurta kaniisadaasi booqata. Bumkaasi Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Wreerayay Kaniisad Ay Ku Sugnaayeen Caruur Aad U Farabadan Ayaa Sida La Soo Sheegay Waxaa ku dhintay hal cunug, halka dhaawacyo culus ay soo gaareen sadex cunug oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9280","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9280"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9280\/revisions\/9283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}