{"id":92704,"date":"2023-08-08T23:07:39","date_gmt":"2023-08-08T20:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=92704"},"modified":"2023-08-09T00:07:53","modified_gmt":"2023-08-08T21:07:53","slug":"militariga-ethopia-iyo-xoogaga-amxaarada-oo-mudo-todobaad-ah-ku-dagaalamay-dowlada-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/08\/militariga-ethopia-iyo-xoogaga-amxaarada-oo-mudo-todobaad-ah-ku-dagaalamay-dowlada-deegaanka\/","title":{"rendered":"Militariga Ethopia Iyo Xoogaga Amxaarada Oo Mudo Todobaad Ah Ku Dagaalamay Dowlada Deegaanka."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamada Militariga Itoobiya iyo Xoogaga Gobolka Amxaarada ee Fano ayaa la sheegay inuu sii xoogeysanayo.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa toddobaadkii hore ka qarxay gobolkaasi, ka dib billo ay taagneyd gadood ay dadka deegaanku ka muujiyeen qorshaha ay Dowladda Federaalka ku kala dirtay Ciidankii Liyuu Boolis ee Dowlad Deegaanada Itoobiya.<\/p>\n<p>Raysal Wasaare Abiy Ahmed ayaa bishii April soo saaray amar lagu kala dirayo Liyuu Boolis, isla-markaana loogu darayo Ciidamada Militariga ama Booliska.<\/p>\n<p>Wixii xilligaasi ka dambeeyay dibadbaxyo rabshado wata ayaa ka dhacay dalkaasi, gaar ahaan Gobolka Amxaarada, iyagoona si adag uga horyimid in la kala diro ciidamada 11-ka gobol ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta Amxaarada qaarkood ayaa go\u2019aankan ku tilmaamay mid dadka Amxaarada u horseedaya inay u nuglaadaan weerarada maamulada deriska, waxayna ku baaqeen in sidoodii ay u sii jiraan ciidamada sida militariga oo kale u tababaran ee Liyuu Boolis, oo ay ku tilmaameen gaashaanka ugu muhiimsan ee ay maanta dadka Amxaaradu leeyihiin.<\/p>\n<p>Dagaalka ka socda gobolkaasi ayaa la sheegaya in hadda uu ku fidayo gobolka intiisa kale, iyadoo dagaalku uu keenay in Dowladda Federaalka ay ku dhawaaqdo xaalad degdeg ah.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa la sheegaya inuu si weyn u saameeyay labada magaalo ee gobolkaasi ugu waaweyn, sida Magaalada Bahir Dar ee Xarunta Gobolka Amxaarada iyo magaalada labaad ee gobolkaasi ugu weyn ee Gonder.<\/p>\n<p>Shacabka reer Gonder ayaa sheegay in dagaalka Axaddii ka bilowday magaalada uu soconayay illaa Isniintii, isla-markaana uu dad fara-badan ku khasbay in ay guryahooda ka cararaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale shacabka ku dhaqan Magaalada Bahir Dar ayaa soo sheegaya in dagaal culus uu ka soconayo magaaladaasi.<\/p>\n<p>Saraakiisha Fano ayaa sheegtay inay la wareegeen inta badan Bahir Dar, inkastoo Ciidamada Dowladda ay ku sugan yihiin Garoonka Diyaaradaha iyo Xarunta Telefishinka Dowladda.<\/p>\n<p>Fano ayaa sheegatay inay hadda iyadu gacanta ku hayso Degmada Debre Birhan, oo ah xarun warshadeed oo qiyaastii 130km dhanka waqooyi kaga beegan Caasimadda Addis Ababa.<\/p>\n<p>Duulimaadyadii Magaalooyinka Bahir Dar, Gonder iyo Lalibela ayaa la sheegay in weli ay hakad ku jiraan.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Nabad Sugidda &amp; Sirdoonka Qaranka Itoobiya, Temesgen Tiruneh oo loo wakiishay inuu la socdo fulinta xaaladda degdegga ah ayaa Fano ku eedeeyay inay doonayaan in ay afgembiyaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Deegaanka Amxaarada.<\/p>\n<p>Agaasimaha oo la hadlay Wakaaladda Wararka Itoobiya ee Fana ayaa qiray in fallaagada Fano ay la wareegeen magaalooyin iyo degmooyin, inkastoo aanu magac dhabin.<\/p>\n<p>Fano ayaa xulafo la ahayd Militariga Itoobiya, intii ay dagaalka kula jireen Xoogaga Gobolka Tigrayga. Tigrayga ayaa deris la ah Amxaarada.<\/p>\n<p>Dagaalkan ka soo cusboonaaday Waqooyiga Itoobiya ayaa lagu sheegay caqabadda ugu weyn ee ay haatan wajaheyso Itoobiya, ka dib markii bishii November xal laga gaaray colaaddii Gobolka Tigrayga.<\/p>\n<p>Dagaalku waxa uu imaanaya, iyadoo ku dhawaad afar bilood uu dagaal ka soconayo dalka ay Itoobiya deriska yihiin ee Suudaan.<\/p>\n<div class=\"td-post-content tagdiv-type\">\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<footer>\n<div class=\"td-post-source-tags\"><\/div>\n<div class=\"td-post-sharing-bottom\"><\/div>\n<\/footer>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamada Militariga Itoobiya iyo Xoogaga Gobolka Amxaarada ee Fano ayaa la sheegay inuu sii xoogeysanayo. Dagaalka ayaa toddobaadkii hore ka qarxay gobolkaasi, ka dib billo ay taagneyd gadood ay dadka deegaanku ka muujiyeen qorshaha ay Dowladda Federaalka ku kala dirtay Ciidankii Liyuu Boolis ee Dowlad Deegaanada Itoobiya. Raysal Wasaare Abiy Ahmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":92705,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-92704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92704","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92704"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92719,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92704\/revisions\/92719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}