{"id":92670,"date":"2023-08-07T22:57:11","date_gmt":"2023-08-07T19:57:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=92670"},"modified":"2023-08-07T23:37:43","modified_gmt":"2023-08-07T20:37:43","slug":"soomaaliya-iyo-mareykanka-oo-kawada-hadley-xuquuqul-insaanka-iyo-dimuquraadiyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/08\/soomaaliya-iyo-mareykanka-oo-kawada-hadley-xuquuqul-insaanka-iyo-dimuquraadiyada\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada Hadley Xuquuqul-insaanka iyo Dimuquraadiyada."},"content":{"rendered":"<p>Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa isku afgartay inay xoojinayaan xiriirkooda laba geesoodka ah ee arrimaha xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiyadda.<\/p>\n<p>Xamse Warfaa, la-taliyaha sare ee arrimaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, ayaa arrintan kala hadlay raysal wasaare Xamse, xilli uu sarkaalkan sare safar ku gaaray magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, iyo Xildhibaano, Senatarro iyo mas\u2019uuliyiin kala duwan oo dowladda ka tirsan ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyay la taliyaha markii uu halkaasi gaaray.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta, waxaan ku faraxsanahay inaan xafiiskayga ku qaabilo Xamse warfaa, la taliyaha sare ee dimoqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka. Waxaan ka wada hadalnay xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Mareykanka, kaas oo ku saleysan mabaadi\u2019da aan wadaagno ee xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiyadda,\u201d ayuu yiri Xamza Cabdi Barre, Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xamse Warfaa oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in socdaalkiisa uu salka ku hayo xiriirka u gaarka ah ee uu la leeyahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMaanta, farxad weyn bay ii tahay inaan ku laabto dalkaygii hooyo, oo ah meel aan ka tagay anigoo 10 jir ah oo aan ka maqnaa in ka badan 30 sano. Ujeedada socdaalkaygu waa in aan dib ula xidhiidho dalkan quruxda badan ee habeen walba maskaxdayda ku jiray tan iyo markii aan ka tagay. Waxaan rajeynayaa in aan la shaqeeyo dadka iyo madaxda, maadaama ay tani kor u qaadi doonto doorkayga shakhsi ahaan iyo wakiilnimada Mareykanka labadaba,&#8221; ayuu yiri Xamse Warfaa, lataliyaha sare ee Mareykanka.<\/p>\n<p>Xamse Warfaa ayaa loo magacaabay xilka uu hadda hayo ee ah\u00a0la-taliyaha sare ee arrimaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka 10-kii Janaayo, 2022.<\/p>\n<p>Dhawaan dowladda Maraykanka ayaa Soomaaliya ku tilmaamtay inay aad ugusoo badanayaan xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul ainsaanka, gaar ahaan askaraynta carruurta iyo tacaddiyada ay geysanayaan ciidamada dowladda iyo Alshabaab.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa isku afgartay inay xoojinayaan xiriirkooda laba geesoodka ah ee arrimaha xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiyadda. Xamse Warfaa, la-taliyaha sare ee arrimaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, ayaa arrintan kala hadlay raysal wasaare Xamse, xilli uu sarkaalkan sare safar ku gaaray magaalada Muqdisho. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":92671,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-92670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=92670"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92692,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/92670\/revisions\/92692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=92670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=92670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=92670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}