{"id":9266,"date":"2012-09-29T00:25:40","date_gmt":"2012-09-29T00:25:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9266"},"modified":"2012-09-30T15:03:31","modified_gmt":"2012-09-30T15:03:31","slug":"heyadaha-amniga-sida-nabadsugida-iyo-booliska-oo-dardargeliyey-hawlgalada-sugidda-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/heyadaha-amniga-sida-nabadsugida-iyo-booliska-oo-dardargeliyey-hawlgalada-sugidda-amniga\/","title":{"rendered":"Hey&#8217;adaha amniga sida nabadsugida iyo booliska oo dardargeliyey hawlgalada sugidda amniga."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa si weyn looga dareemayaa magaalada muqdisho baaritaano fatashaad lagu sameynayo dadka iyo gaadiidka magaalada u kala gooshaya isla markaana isgoys kasta lagu arkayo ciidamada nabadgelyada oo har iyo habeen u taagan fulinta waajibaadka qaranka.<\/p>\n<p>Waa mid soo xusuusineysa dad badan oo dawlad yaqaan<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/qabasho-tuugo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9300\" title=\"qabasho-tuugo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/qabasho-tuugo.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/qabasho-tuugo.jpg 512w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/qabasho-tuugo-300x202.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a> ah kuwa kalena bareysa in shacabku leeyahey ciidamo ay ku hurdaan hadey tahey nabadgelyada gudaha iyo difaaca qaranka,waana dardargelin ay qaateen hey&#8217;adaha nabadgelyada sida nabadsugida iyo booliska kadib qeylo dhaan katimid bulshada markii ay soo noqnoqdeen falal la xiriira amni daro,waxaana xaqiiqa ah hadii ciidamadu ay u shaqeeyaan si hufan ay ku filanyihiin amniga gudaha iyo difaaca dalkaba waase hadii shacabku la shaqeeyo oo ay fahamaan in dani ku jirto la shaqeynta ciidamada dalkeena soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa si weyn looga dareemayaa magaalada muqdisho baaritaano fatashaad lagu sameynayo dadka iyo gaadiidka magaalada u kala gooshaya isla markaana isgoys kasta lagu arkayo ciidamada nabadgelyada oo har iyo habeen u taagan fulinta waajibaadka qaranka. Waa mid soo xusuusineysa dad badan oo dawlad yaqaan ah kuwa kalena bareysa in shacabku leeyahey ciidamo ay ku hurdaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9266","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9266"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9303,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9266\/revisions\/9303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}