{"id":921,"date":"2011-05-21T19:18:06","date_gmt":"2011-05-21T19:18:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=921"},"modified":"2011-05-21T19:18:06","modified_gmt":"2011-05-21T19:18:06","slug":"shiikh-cqaadir-muumin-oo-sheegay-in-gaalnimo-cad-uu-ku-dhacay-br-saciid-shiikh-samatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/shiikh-cqaadir-muumin-oo-sheegay-in-gaalnimo-cad-uu-ku-dhacay-br-saciid-shiikh-samatar\/","title":{"rendered":"Shiikh C\/qaadir Muumin Oo Sheegay In Gaalnimo Cad Uu Ku Dhacay Br.Saciid Shiikh Samatar"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Samantar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-922\" title=\"Samantar\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Samantar.jpg\" alt=\"\" width=\"200\" height=\"185\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shiikh C\/qaadir Muumin oo ka mid ah culumada waaweyn ee soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyay in uu ku gaaloobay Br.Saciid Sh.Samatar hadalkii oo uu ka jeediyay Idaacada ku hadasha codka Mareykanka ee VOA-da kuna aadanaa in ay u simanyihiin dhaxal qeybsashada raga iyo dumarka Br.Samatar oo bare ka ah jaamacad ku taala dalka Mareykanka ayaa sidoo kale hadalkiisa ku shedgay in ay simanyihiin Raga iyo Habeynka waxa uuna xiligaasi uu isticmaalayay erayo oo ay ka midyihin dadkiinaan Muslimiinta ah waxa uuna xilligaasi ka hadlayay hadal oo u jeediyay Madaxweynaha Dalka Mareykanka Obama oo ku aadanaa in la xureeyo haweeynka<br \/>\nSh.C\/qaadir Muumin ayaa sidaa aawadeeda shegay in Br.Saciid Sh.Samatar in uu si jees jees ah u dafiray Aayadaha Qur&#8217;aanka Kariimka ah islamarkaana uu Aflagaado baahsan u geestay Umada Muslimiinta ah Taasi oo ah Gaalnimo Cada ah.<\/p>\n<p><strong><em>\u00a0Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em>(<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><\/strong><strong><span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><\/strong><strong><span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shiikh C\/qaadir Muumin oo ka mid ah culumada waaweyn ee soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyay in uu ku gaaloobay Br.Saciid Sh.Samatar hadalkii oo uu ka jeediyay Idaacada ku hadasha codka Mareykanka ee VOA-da kuna aadanaa in ay u simanyihiin dhaxal qeybsashada raga iyo dumarka Br.Samatar oo bare ka ah jaamacad ku taala dalka Mareykanka ayaa sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-921","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=921"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":925,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/921\/revisions\/925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}