{"id":91849,"date":"2023-07-17T21:05:25","date_gmt":"2023-07-17T18:05:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=91849"},"modified":"2023-07-17T22:22:01","modified_gmt":"2023-07-17T19:22:01","slug":"xil-ka-qaadistii-lagu-sameeyey-khilaafkii-ka-dhashey-oo-uu-ka-hadley-dr-c-nuur-sh-maxamed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/07\/xil-ka-qaadistii-lagu-sameeyey-khilaafkii-ka-dhashey-oo-uu-ka-hadley-dr-c-nuur-sh-maxamed\/","title":{"rendered":"Xil ka Qaadistii Lagu Sameeyey Khilaafkii Ka Dhashey oo uu Ka Hadley Dr. C\/nuur Sh Maxamed."},"content":{"rendered":"<p>Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa Musharaxiintii u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya, islamarkaana dhawaan Muqdisho uga qeyb galay shirkii uu\u00a0 madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeeray madaxdii hore ee dalka ayaa si faahfaahsan uga hadlay mowqifkiisa ku aadan khilaafka ka dhashay xilka qaadistii lagu sameeyay guddoomiyahii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.<\/p>\n<p>Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa si weyn uga soo horjeestay xilka qaadista Cali Guudlaawe uu ku sameeyay Cali Jeyte Cismaan, wuxuuna xusay inuu isaga wali u aqoonsan yahay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale tilmaamay in Cali Jeyte uu mudnaa abaal marin iyo qadarin gaar ah oo uu ku muteystay sida uu dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab uu ugu jiheeyay dadkiisa, islamarkaana xilka qaadista uu ku sameeyay Guudlaawe ay aheyd mid gardaro ah, waa sida uu hadalka u dhigay Digtoorka.<\/p>\n<p>\u201cXilku waa meerto waana la iska qaadaa, laakiin Cali Jeyte waa halyey umada u soo baxay, wuxuu mudnaa in lagu abaal mariyo, horayna waan u sheegay cadaalad maaha in qof aad shaqo u dirsatay, isagoo ku sii maqan inaad xilka ka qaado, mida kale cabsi kama qabo in reer Hiiraan ay ku dagaalamayaan Baledweyne oo dadka reer Hiiraan ma diriraan\u201d ayuu yiri Cabdinuur Sheekh Maxamed.<\/p>\n<p>Dr. Cabdinuur ayaa sidoo kale xusay iney socdaan dadaalo lagu soo afjarayo khilaafka ka jira Hiiraan, islamarkaana uu madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay cabashada reer Hiiraan ay ka qabaan nidaamka maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>\u201cWax kasta oo reer Hiiraan ay rabaan ayaan qabnaa in la sameeyo, Hirshabeelle dacwooyinka laga tirsanayo iyo qaabka ay u dhisan tahay waxaan kala hadlay madaxweynaha dalka, waxaana soo jeediyey in guddi gaar ah loo xilsaaro arrimahaas&#8221; ayuu yiri Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed.<\/p>\n<p>Hadalka Dr. Cabdinuur ayaa kusoo beegmaya, iyadoo magaalaada Baledweyne ay wali ka jirto khilaafkii ka dhashay xilka qaadistii lagu sameeyay Cali Jeyte, taasoo sababtay in Cali Jeyte uu Baledweyne kaga dhawaaqo inuu yahay madaxweynaha maamul la baxay Hiiraan State.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa Musharaxiintii u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya, islamarkaana dhawaan Muqdisho uga qeyb galay shirkii uu\u00a0 madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeeray madaxdii hore ee dalka ayaa si faahfaahsan uga hadlay mowqifkiisa ku aadan khilaafka ka dhashay xilka qaadistii lagu sameeyay guddoomiyahii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Dr. Cabdinuur Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":91850,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-91849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91849"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91890,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91849\/revisions\/91890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}