{"id":91824,"date":"2023-07-16T22:28:50","date_gmt":"2023-07-16T19:28:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=91824"},"modified":"2023-07-16T22:57:48","modified_gmt":"2023-07-16T19:57:48","slug":"boolis-ka-tirsanaa-maamulka-hirshabeele-oo-ku-biirey-maamulka-cusub-ee-hiiraan-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/07\/boolis-ka-tirsanaa-maamulka-hirshabeele-oo-ku-biirey-maamulka-cusub-ee-hiiraan-state\/","title":{"rendered":"Boolis ka Tirsanaa Maamulka Hirshabeele oo ku Biirey Maamulka Cusub ee Hiiraan State."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan Booliiska maamulka Hirshabeelle oo ka gadoodsan Mushaar la&#8217;aan afar bilood ah ayaa xirtay goordhaw wadada dheer ee Laamiga oo halbowle u ah isku socodka magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Ciidamadaan ayaa hakad galiyay mudo saacado ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wada laamiga ah gaar ahaan afaafka hore ee Saldhiga Booliiska\u00a0 Baledweyne, kuwaas oo qaarkood la hadlay warbaahinta waxay sheegeen in sii xeri doonaan meelo badan oo muhiim ah sida labada buundo ee Liqliqato iyo Buundaweyn.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah askarta ayaa sheegay in lacag dhan 400 oo doolar ay ka maqan tahay oo ah Mushaarkii uu ku shaqeynaayay, wuxuuna xusay iney ku biirayaan maamulka Hiiraan State ee Cali Jeyte madaxweynaha ka yahay.<\/p>\n<p>&#8220;Hirshabeelle waa maqaayad Cali Guudlaawe uu leeyahay ee ha raadsado cidii maqaayada uga shaqeyn laheyd, afar bilood lacagteeda ayaa naga maqan oo awalba 100 dolar aheyd oo aan dhar iyo rasaas ka gadan jirnay, waxaan cadeyna inaan ku biireyno maamulka Cali Jeyte madaxweynaha ka yahay ee Hiiraan State&#8221; ayuu yiri mid ka mid Booliiska gadoodsan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale war qoraal ah oo kasoo baxay maamulka Hiiraan State ayaa lagu sheegay in maanta ciidanka Daraawiishta maamulkaas ay kusoo biireen 250 askari oo kasoo goostay maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidanka oo gaaraya 250-Askari ayaa maamulka hore ee Cali Guudlaawe aan ka helin xuquuqdii mushaariga aheyd oo aay ku lahaayeen muddo Afar bil ah taasi oo keentay in aay isaga soo cararaan. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdicasiis Axmed Cadoow Jaaburi oo aay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Shabeelada sare Cabdiladhiif Faarax Aadan iyo guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi muumin Cilmi Xiish ayaa ciidaankii oo xertay waddooyinka magaalada Beledweyne, ku qanciyay in aay kusoo biiraan ciidanka Daraawiishta dowladda Hiiraan state aayna heli doonaan xuquuq joogta ah bil walba, taasi oo ciidanka aay durba aqbaleen&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay maamulka Hiiraan State.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaate talaabadaan ayaa ah mid dhabar jab kale ku ah maamulka Hirshabeelle, kadib markii ciidamo ka tirsana Booliiska Hirshabeelle ay sheegeen iney ku biireen ciidanka maamulka Hiiraan state.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan Booliiska maamulka Hirshabeelle oo ka gadoodsan Mushaar la&#8217;aan afar bilood ah ayaa xirtay goordhaw wadada dheer ee Laamiga oo halbowle u ah isku socodka magaalada Baledweyne. Ciidamadaan ayaa hakad galiyay mudo saacado ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wada laamiga ah gaar ahaan afaafka hore ee Saldhiga Booliiska\u00a0 Baledweyne, kuwaas oo qaarkood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":91825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-91824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91824"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91842,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91824\/revisions\/91842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}