{"id":91618,"date":"2023-07-09T21:04:18","date_gmt":"2023-07-09T18:04:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=91618"},"modified":"2023-07-09T23:51:48","modified_gmt":"2023-07-09T20:51:48","slug":"dawlad-deegaanka-soomaalida-oo-dabdamiskiisa-lagu-dhaliiley-sida-ay-wax-uga-qabteen-dabkii-suuqa-gubey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/07\/dawlad-deegaanka-soomaalida-oo-dabdamiskiisa-lagu-dhaliiley-sida-ay-wax-uga-qabteen-dabkii-suuqa-gubey\/","title":{"rendered":"Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Dabdamiskiisa Lagu Dhaliiley Sida ay Wax uga Qabteen Dabkii Suuqa Gubey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Inkastoo ay ahayd masiibo inteeda la&#8217;eg dabkii habeen hore ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaanka, haddana waxaa mar walba oo masiibooyin noocan oo kale ah ka dhacaan degaanka Soomaalida la iswaydiiyaa sababta wakhtigeeda loogu xakamayn waayo, ee keenta inuu basbeelo ama la xakamayn kari waayo dabka ka kaca suuq kan oo kale ah ama goob kale.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Haddaba qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Jigjiga ayaa fikrado kala duwan ka qaba qaabka ay waaxda dab damisku u maareeyaan masiibooyinka noocan oo kale ah, oo inta badan aan ku guulaysan inay badbaadiyaan ama xakameeyaan dhibaatada goobtaas ka dhacda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Jigjiga ayaa aaminsan in dhaliisha u wayn ay ka jirto dhinaca waaxda dab damiska ee Jigjiga, oo inta badan ka dib dhaca goobta ay masiibadu ka dhacdo xilligeedana aan soo gaarin goobtaas, taas oo keenta in Masiibadii ama dabkii uu kusii fido goobo cusub kadibna ay adkaato in la xakameeyo dabkii ama masiibadii kale ee goobtaas ka dhacday.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dadka qaar ayaa iyaguna aaminsan in xogaa habacsanaan ah ay ka jirto isla qolyaha dab damisku oo badanaa qaarkood ay xilliga dhibku dhaco dib u raadsada biyihii iyo shidaalkii ay ku howlgali lahaayeen, tusaale ahaan dabkan u dambeeyay ee suuqa Jigjiga qabsaday gawaarida dab damiska qaarkood ayaa wakhtigii dhibku dhacay dib shidaal u raadsaday, kuwa kalena biyo ayay xilligaa raadsadeen siday dad xogagaal ah ay warbaahinta u sheegeen.<\/p>\n<p>Geesta kale waxaa iyadana jirta sida ilo xogagaal ahi noosheegeen in gawaarida dab damisku aysan marka horeba diyaar ku ahayn goob badhtanka magaalada ah, oo ay isla marka ay wax dhacaan ay markiiba ka aadi karaan goobtii ay wax ka dhaceen,<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, dadka degaanka ayaa ku dhib qaba waaxda dab damiska ee degaanka Soomaalida, iyadoo dhinaca kalena uu Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalidu Mustafe Cagjar uu sheegay in loo baahan yahay in la tayeeyo tabarta iyo awoodda waaxda dab damiska ee dowlad degaanka Soomaalida, oo ah waax ka tirsan Booliska degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inkastoo ay ahayd masiibo inteeda la&#8217;eg dabkii habeen hore ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaanka, haddana waxaa mar walba oo masiibooyin noocan oo kale ah ka dhacaan degaanka Soomaalida la iswaydiiyaa sababta wakhtigeeda loogu xakamayn waayo, ee keenta inuu basbeelo ama la xakamayn kari waayo dabka ka kaca suuq kan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":91619,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-91618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91618"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91648,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91618\/revisions\/91648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}