{"id":916,"date":"2011-05-21T19:11:37","date_gmt":"2011-05-21T19:11:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=916"},"modified":"2011-05-21T19:11:37","modified_gmt":"2011-05-21T19:11:37","slug":"tv-gii-aflagaadeyey-nabi-max-ed-scw-oo-ku-guuldareestay-hagardaamo-oo-uu-ladamacsanaa-maamulka-royal-tv-iyo-wariye-xuseen-nuur-geesey-oo-xabsiga-loo-taxaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/tv-gii-aflagaadeyey-nabi-max-ed-scw-oo-ku-guuldareestay-hagardaamo-oo-uu-ladamacsanaa-maamulka-royal-tv-iyo-wariye-xuseen-nuur-geesey-oo-xabsiga-loo-taxaabay\/","title":{"rendered":"TV-gii Aflagaadeyey Nabi Max-ed SCW Oo Ku Guuldareestay Hagardaamo Oo Uu Ladamacsanaa Maamulka Royal TV iyo Wariye Xuseen Nuur Geesey oo xabsiga Loo Taxaabay."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-917 aligncenter\" title=\"logo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/logo.png\" alt=\"\" width=\"329\" height=\"186\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kadib marki mudo labo cisho ah xabsiga ay maamulaan BS-ta TFG-da lagu hayay agaasimaha TV-ga Royal Cusman Max&#8217;ed Cali (buuwe) iyo ku xigenkiisa Nuur Max&#8217;ed Barre ayaa baaritaano BS-ta ku sameyeen lagu wayay been abuur ay si wadajir ah u sameyeen maamulaha TV-gii aflagaadeeyay nabi Max&#8217;ed SCW Oo lagu magacaabo Axmed iyo jaajuus ka mid ah wariyayaasha magaalada muqdisho oo lagu magacaabo Xusen Nuur Geesey ayaa waxayna ku edeyeen maamulka TV-ga Royal in ay la shaqeyan Mujaahidinta Shabaab iyagoona doonayay in la dhibaateyo Maamulka iyo shaqaalaha TVga Royal waxaana dib xuriyadooda u helay agaasimihii Tv-ga Royal iyo ku xigenkiisa waxaana badalkooda xabsiga la dhiga wariye Xuseen Nuur Geesey oo u adeegayay maamulaha Tv-ga aflagaadeyey Nabi Max&#8217;ed SCW ee universal waxaana wali BS-ta ay ku hoolanyihiin sidii talaabo looga qadi lahaa Axmed Abu-bakar oo ah maamulaha tv-ga Universal waxaana arimahaani ay ugu gol&#8217;lahaayeen saamen ay u geestaan Tv-ga Royal oo ka mid ah tv-yada ku hadla afka soomaaliya waxana layaab leh in warbaahinta qaarkood ay u dhaqmaan qaab mooryaanimo ah<\/p>\n<p><strong><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><span style=\"color: #ff0000;\">(<\/p>\n<p><\/span>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib marki mudo labo cisho ah xabsiga ay maamulaan BS-ta TFG-da lagu hayay agaasimaha TV-ga Royal Cusman Max&#8217;ed Cali (buuwe) iyo ku xigenkiisa Nuur Max&#8217;ed Barre ayaa baaritaano BS-ta ku sameyeen lagu wayay been abuur ay si wadajir ah u sameyeen maamulaha TV-gii aflagaadeeyay nabi Max&#8217;ed SCW Oo lagu magacaabo Axmed iyo jaajuus ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-916","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=916"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":920,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/916\/revisions\/920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}