{"id":91572,"date":"2023-07-07T23:17:07","date_gmt":"2023-07-07T20:17:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=91572"},"modified":"2023-07-08T03:51:57","modified_gmt":"2023-07-08T00:51:57","slug":"dhaqane-iyo-daahirow-joojiya-abaal-marinta-aan-xilligeedi-la-jooginama-qaata-fashilka-dagaalka-al-shabaab-lagula-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/07\/dhaqane-iyo-daahirow-joojiya-abaal-marinta-aan-xilligeedi-la-jooginama-qaata-fashilka-dagaalka-al-shabaab-lagula-jiro\/","title":{"rendered":"Dhaqane iyo Daahirow Joojiya Abaal marinta Aan Xilligeedi La Joogin&#8221;ama Qaata Fashilka Dagaalka Al-shabaab lagula Jiro!."},"content":{"rendered":"<p>Waxaan Rabaa in aan Talo Qaran Soo Jeediyo Taasoo ku Socota Labada Nin ee Lakala yiraahdo Dhaqane iyo Daahir kuwaas oo aan weli Dunida kusoo Biirin oo aan weli Dhalan Laakiin ay Rag kale Magacooda isticmaalayaan waa labo nin oo dalka iyo Dadku aad ugu Baahanyahey Hase yeeshee aaney Habooneyn in Dad kale ay Metelaad ugu hawl galaan Magacooda, waa kuwan iyagoo Sheekeysanaya&#8221;.<\/p>\n<p>Dhaqane: waryaa Daahir ii waran oo Dalka hawlihiisu halkee Marayaan Adigaa Daahira oo Magacaas Nadiifka ah wata&#8217;e?<\/p>\n<p>Daahir: Adba igama Liidatid oo Dhaqane ayaa lagu Yiraa ee Maxaad Maqashey oo aad war iyo wacaal ka Haysaa Dunida aan u socono Si aan u Ogaado waxa iiga Horeeya?<\/p>\n<p>Dhaqane: Kuu Waramey Daahirow Meeshaas in aan aadno Maahan Sababtoo ah Magac dil ayaa nalaku Sameeyey oo dad aan dhaqneyn Daahirna aheyn ayaa Magaceenii Qaatay Hawshii aan Qaban Laheyna hada Faraha kula jira si Marka aan hawsha La wareegno aynaan Guul u Gaarin,Sheekada aan kuu sii wadee waad ogtahey in Qorshaha Hawlaheenu uu Qodobeysan yahey oo iyadoon Mid Laga soo Jeesan aan Mid kale La furi karin sababtuna waa in Laga Digtoonaado in arrimuhu is Fashiliyaan.<\/p>\n<p>Daahir: Maxaad Ka wadaa Maxaa is fashilinaya? Yaase hawsheenii Faraha kula Jira?<\/p>\n<p>Dhaqane: War Maheyside Magaceenii Waa La Qaatey oo Niman aan dhaqneyn oo aan daahir aheyn ayaa Doonaya in ay Wax dhaqaan oo ay Wax Daahiriyaan Hawlihii oo dhan madaxa ayey isu geliyeen,waad ogtahey inaga waxaa Qorshaheenu ahaa in aan Marka ugu horeysa Khawaarijta aan Dalka ka sifeyno,kadibna Dib u heshiin iyo Midnimada Qaranka Xaqiijino,kadibna aan Dhisno Xukuumad Lagu soo xulo karti iyo Aqoon,kadibna aan Dhiiri gelino wax soo Saarka dalka sida Beeraha iyo warshadaha,kadib wax kabedel\u00a0 Dastuurkii 1960 kii lagu Sameeyo kaas oo aan afti u Baahneyn,kadib Doorasho Qof iyo cod iyo La Dagaalanka Mususuq Maasuqa.<\/p>\n<p>Daahir: oo Maxaa Dhacaya Hadii aan Mideyno Ladagaalanka Khawaarijta iyo Musuqa?<\/p>\n<p>Dhaqane: Waxaa Dhacaya in Khawaarijtu Helaan Hiil Dhaqaale iyo Dad uga Dhex shaqeeya Beelaha ama Qabaa&#8217;ilka soomaaliyeed,hantida Qarankana lala dhex aado oo ay Gabaad siiyaan,kii wax yar isku ogi intuu carada xaalufiyo ayuu iga gabaad uga bedelanayaa sidaasna Dad iyo Hanti ayey isku helayaan adigoon Dalka Amnigiisa xaqiijin oo aan khawaarij dalka ka sifeyn Maahan in aad Hawl kale faraha La Gasho.<\/p>\n<p>Wey socotaa Qeybta 2&#8217;aad.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan Rabaa in aan Talo Qaran Soo Jeediyo Taasoo ku Socota Labada Nin ee Lakala yiraahdo Dhaqane iyo Daahir kuwaas oo aan weli Dunida kusoo Biirin oo aan weli Dhalan Laakiin ay Rag kale Magacooda isticmaalayaan waa labo nin oo dalka iyo Dadku aad ugu Baahanyahey Hase yeeshee aaney Habooneyn in Dad kale ay Metelaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":91574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-91572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91572"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91577,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91572\/revisions\/91577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}