{"id":91517,"date":"2023-07-06T22:44:04","date_gmt":"2023-07-06T19:44:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=91517"},"modified":"2023-07-06T23:16:38","modified_gmt":"2023-07-06T20:16:38","slug":"magacyada-shaqsiyaad-loo-haysto-musuq-maasuq-oo-xeer-illaalinta-soomaaliya-shaacisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/07\/magacyada-shaqsiyaad-loo-haysto-musuq-maasuq-oo-xeer-illaalinta-soomaaliya-shaacisay\/","title":{"rendered":"Magacyada Shaqsiyaad Loo Haysto Musuq Maasuq oo Xeer Illaalinta Soomaaliya Shaacisay."},"content":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya, Suleymaan Maxamuud Maxamed, ayaa shaaciyay liiska shaqsiyaad mas&#8217;uuliyiin ah oo Dowladda Soomaaliya katirsan, kuwaasi oo loo haysto inay ku kaceen dambiyo musuq maasuq.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay liiska uu shaaciyay inay isugu jiraan kuwa u xiran eedeymaha musuq maasuqa iyo kuwa dalka dibaddiisa ku maqan oo uu sheegay inay ka baxsadeen caddaaladda.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha wuxuu ka codsaday maxkamadda inay soo muddayso maxkamadaynta iyo dhegaysiga dacwadda loo haysto eedeysanayaasha dhammaantood. Sidoo kale xeer ilaaliyhu wuxuu sheegay inuu gacanta ku hayo baarista galal kale oo la xiriira musuq maasuq iyo xatooyo dadweyne<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in loo haysto dambiyo ay kamid yihiin, lunsasho hanti, dukumentiyo been abuur ah, lunsasho iyo xatooyo hanti dadweyne, ka faa\u2019idaysiga xafiis dowladeed, dayacaad iyo gudasho la\u2019aanta waajibaadka saarnaa.<\/p>\n<p>9 kamid ah eedeysanayaasha ayaa xiran, halka 9 kalena ay dalka ka maqan yihiin.<\/p>\n<p><b>Magacyada eedeysanayaasha xiran.<\/b><\/p>\n<p>Agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>1: Cabdullaahi Maxamed Cali<\/b>&#8211; muddo xileedkiisa 6 August 2020<\/p>\n<p>Agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada<\/p>\n<p><b>2: Maxamed Cadde Muqtaar Cabdiraxmaan\u00a0<\/b>muddo xileedkiisa June 2015- July 2019.<\/p>\n<p>Agaasimihii waaxda ajaanibta eehay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka.<\/p>\n<p><b>3: Cabdullaahi Maxamed Cosoble<\/b><\/p>\n<p>Agaasime ku xigeenka waaxda ajaanibta hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka.<\/p>\n<p><b>4: Cumar Macalin Cali (Cumar Katiin)<br \/>\n<\/b><br \/>\nMadaxa hubinta fiiso kordhinta ajaanibta hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka.<\/p>\n<p><b>5: Saabir Xasan Cabdi nuur<br \/>\n<\/b><br \/>\nMaamulka waaxda fiiso kordhinta hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka.<\/p>\n<p><b>6: Aadan Maxamed Cabdi<\/b><\/p>\n<p>Agaasimaha canshuuraha berriga ee garoonka Aadan Cadde ee wasaaradda maaliyadda.<\/p>\n<p><b>7: Abuubakar Maxamed Cali<br \/>\n<\/b><br \/>\nQasnajiga qeybta dakhliga ajaanibta ee bangiga dhexe ee dowladda federalka Soomaaliya<\/p>\n<p><b>8: Cabdiqaadir Cabdi Socdaal Abtidoon<br \/>\n<\/b><br \/>\nMaamulaha bangiga dhexe ee laanta garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde<\/p>\n<p><b>9: Maxamed Aadan Cabdullaahi.<\/b><\/p>\n<p>Eedeysanayaasha maqan.<\/p>\n<p>Madax qeybeedka ruqsad siinta ajaanibta ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada<\/p>\n<p><b>1: Cabdiraxmaan Cabdi kariim Ibaarhim<\/b><\/p>\n<p>Qasniga qeybta dakhliga ajaanibta ee laanta Aadan Cadde ee bangiga dhexe Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>2: Cabdullaahi Daahir wehliye.<\/b><\/p>\n<p>Shaqaale katirsan waaxda ruqsad siinta ajaanibta ee wasaradda shaqada iyo arrimaha bulshada.<\/p>\n<p><b>3: Cabdiwaaxid Muxsin Ibraahim<br \/>\n<\/b><br \/>\nAgaasimaha canshuuraha berriga ee wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>4: Agaasime Muxidiin Xasan Saabeey<\/b><\/p>\n<p>Madaxa qeybta canshuuraha dadban ee wasaaradda maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>5: Maxamed Idiris Axmed<\/b><\/p>\n<p>Agaasimihii hore ee hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda fedearalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>6: Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi)<\/b><\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee hay\u2019adda socdaalka<\/p>\n<p><b>7: Cabdulqadir Cilmi Cali<br \/>\n<\/b><br \/>\nAgaasimihii hore ee waaxda ajaanibta ee socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka.<\/p>\n<p><b>8: Cabdiraxmaan Maxamed Cali Caadle<\/b><\/p>\n<p>Madaxii hore ee xaqiijinta codsiga muddo kordhinta fiisaha ee waaxda ajaaniba ee hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federalka.<\/p>\n<p><b>9: Abuubakar Xasan Aadan<\/b><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya, Suleymaan Maxamuud Maxamed, ayaa shaaciyay liiska shaqsiyaad mas&#8217;uuliyiin ah oo Dowladda Soomaaliya katirsan, kuwaasi oo loo haysto inay ku kaceen dambiyo musuq maasuq. Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay liiska uu shaaciyay inay isugu jiraan kuwa u xiran eedeymaha musuq maasuqa iyo kuwa dalka dibaddiisa ku maqan oo uu sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":91518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-91517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91517"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91529,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91517\/revisions\/91529"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}