{"id":91455,"date":"2023-07-06T01:26:07","date_gmt":"2023-07-05T22:26:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=91455"},"modified":"2023-07-06T02:37:56","modified_gmt":"2023-07-05T23:37:56","slug":"daawo-agaasimihii-hore-ee-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-koofi-oo-beeniyey-in-uu-musuq-ku-lug-leeyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/07\/daawo-agaasimihii-hore-ee-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-koofi-oo-beeniyey-in-uu-musuq-ku-lug-leeyahey\/","title":{"rendered":"Daawo: Agaasimihii Hore ee Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Koofi oo Beeniyey in uu Musuq ku Lug leeyahey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Xili dhowaan Xafiiska hanti dhowrka guud ee qaranka uu sheegay in lacag dhan 21 milyan oo dollar ay ka maqan tahay qasnada Dowladda, isla markaana xafiisyada ay ku maqan tahay uu ku jiro xafiis hoostaga hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya, ayaa waxaa ka hadlay Agaasimihii hore ee had\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya Dr Maxamed Aadan Jimcaale ( Koofi ).<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Agaasimihii hore oo wareysi\u00a0 siiyay Taleefishinka Universal, ayaa sheegay in inta uu xilka hayay ay wadeen dadaalo badan oo dalka lagu hormariyay, isla markaana arrinta la xiriirta Musuqa aysan ka warqabin, balse waxa uu tilmaamay haddii ay Dowladda Soomaaliya wax ka qabaneyso ay si daacad ah ay xogta u baarto.<\/p>\n<p>Waxa uu hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in la barro\u00a0 Soomaalida, waxa uu yahay Musuqa, madaama musuqa uu noocyo badan yahay, sida mid hantida la xiriira, mid ku takriful awoodeed, isla markaana Dowladda looga baahan yahay in cadeyso midka ay la dagalameyso .<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in aan la siyaasadeen oo arrinta barista loo daayo hay\u2019adaha ku shaqada leh waxa uu sidoo kale ka digay in madaxda\u00a0 maalin walbo\u00a0 marka ay ka hadlayaan arrinta ku sheegeyaan dadka xiran Tuuggo, kuwa la soo xiri doono ay yihiin Tuuggo, taasina ay tahay in xukunkii la riday sida uu hadalka u dhigay Agaasimihii hore.<\/p>\n<p>\u201c Marka laga hadlayo Dowladda awooda\u00a0 wey qeybsaneed, marka anigu waxaan aminsanahay wixii aniga laii dhiibay oo mas\u2019uuliyad aheyd in iyada oo nabad qabta aan warejiyay, walina aan aaminsanahay aniga xafiiska aan ka soo shaqeeyay in lagu sheego Musuq, waan beeninayaa, wey dhici karaan shaqsiyaad, lakiin ma aheyn xafiis uu dhex mari karo Musuq, sababta oo ah shaqooyinkiisu ma aheyn shaqooyin hal 1 iyo 2 qof ay go,aan ka gaari karaan\u201d ayuu yiri Agaasimihii ee hore ee hay\u2019adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka Agaasimihii hore ee hay&#8217;adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, ayaa ku soo beegmaya xili dhowaan Eedeymo la xiriira Musuq maasuq loo xiray Agaasimihii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Koofi &amp; Wareeysi ku saabsan arimaha Musuq maasuqa.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/znGHzEGW7Sw\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xili dhowaan Xafiiska hanti dhowrka guud ee qaranka uu sheegay in lacag dhan 21 milyan oo dollar ay ka maqan tahay qasnada Dowladda, isla markaana xafiisyada ay ku maqan tahay uu ku jiro xafiis hoostaga hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya, ayaa waxaa ka hadlay Agaasimihii hore ee had\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya Dr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":91456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-91455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91455"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91490,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91455\/revisions\/91490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}