{"id":9136,"date":"2012-09-19T21:15:03","date_gmt":"2012-09-19T21:15:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9136"},"modified":"2012-09-19T21:15:03","modified_gmt":"2012-09-19T21:15:03","slug":"shiikh-fuaad-shangolle-oo-ka-hadlay-dagaalada-ka-soconaya-gobolada-jubbooyinka-sheegayna-in-aysan-hakan-doonin-dagaaladaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/shiikh-fuaad-shangolle-oo-ka-hadlay-dagaalada-ka-soconaya-gobolada-jubbooyinka-sheegayna-in-aysan-hakan-doonin-dagaaladaasi\/","title":{"rendered":"Shiikh Fu&#8217;aad Shangolle Oo Ka Hadlay Dagaalada Ka Soconaya Gobolada Jubbooyinka Sheegayna In Aysan Hakan Doonin dagaaladaasi."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/sheekh-fuaad-maxamed-khalaaf-.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9137\" title=\"sheekh-fuaad-maxamed-khalaaf-\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/sheekh-fuaad-maxamed-khalaaf-.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shiikh fu\u2019aad Max\u2019ed Qalaf Oo Ah Xarakada Al-shabaab Ninka U Qaabilsan Dhanka Dacwada ayaa ka hadlay gulufka dagaal ee ka socda Gobolada \u00a0Jubbooyinka iyo marxaladaha uu marayo dalka Somaaliya.<\/p>\n<p>Sheekh Fu&#8217;aad Shongole Ayaa Waxa Uu KA Mid Yahay mas&#8217;uuliyiinta sida weyn looga Yaqaano bariga Afrika ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaalada kasoo cusboonaaday wadada isku xirta Afmadoow iyo Kismaayo Iyi Arimo Quseeya Xaalada Dalka.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Shiikha Ayaa shacabka Ku Dhaqan Magaalada\u00a0 Kismaayo Waxa Uu Ugu \u00a0bishaareeyay in Ciidamada kusoo duulay Jubbooyinka uu jabi doono \u00a0wuxuuna Allaah ka baryay in junuudiisa guuleeyo Kenya iyo Xaabadeedana jabiyo Sida Uu Sheegay Fu\u2019aad Shongole.<\/p>\n<p>Sheekh Fu&#8217;aad ayaa si gaar ah ula hadlay bulsha weynta Jubbooyinka isagoo soo xusuusiyay nabad gelyada,cadaaladda iyo karaamada ay ku heleen ku dhaqanka sharciga islaamka muddo Afar sanadood ah aysan dhibaato ka dhicin Kismaayo iyo magaalooyinka hoos Taga<\/p>\n<p>Waxa Uuna Baaq U Jeediyay Dhamaan Shucuubta Islaamka Ee Ku Dhaqan Gobolada Jubbooyinka In Ay Sii Wadaan Difaaca Diinta Alle Iyo La Dagaalanka Ciidamada Dowlada Kenya Ee Ku Sugan Qeybo Ka Mid Ah Gobolada Jubbooyinka Kaa Oo Ay Dagaalo Xoogan Kugula Jiraan Al-shabaab .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shiikh fu\u2019aad Max\u2019ed Qalaf Oo Ah Xarakada Al-shabaab Ninka U Qaabilsan Dhanka Dacwada ayaa ka hadlay gulufka dagaal ee ka socda Gobolada \u00a0Jubbooyinka iyo marxaladaha uu marayo dalka Somaaliya. Sheekh Fu&#8217;aad Shongole Ayaa Waxa Uu KA Mid Yahay mas&#8217;uuliyiinta sida weyn looga Yaqaano bariga Afrika ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaalada kasoo cusboonaaday wadada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9136","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9136"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9139,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9136\/revisions\/9139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}