{"id":9123,"date":"2012-09-19T21:56:51","date_gmt":"2012-09-19T21:56:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9123"},"modified":"2012-09-19T22:17:45","modified_gmt":"2012-09-19T22:17:45","slug":"mweynaha-dawlada-federalka-soomaaliya-prof-xasan-sh-maxamud-oo-sheegey-in-aanu-ka-qeybgeleyn-kulanka-qaramada-midoobeyhawl-gudaha-ah-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/mweynaha-dawlada-federalka-soomaaliya-prof-xasan-sh-maxamud-oo-sheegey-in-aanu-ka-qeybgeleyn-kulanka-qaramada-midoobeyhawl-gudaha-ah-awgeed\/","title":{"rendered":"M\/weynaha dawlada federalka soomaaliya prof.xasan sh maxamud oo sheegey in aanu ka qeybgeleyn kulanka qaramada midoobey\/hawl gudaha ah awgeed."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/xasan-shiikh1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9143\" title=\"xasan shiikh\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/xasan-shiikh1.jpg\" alt=\"\" width=\"340\" height=\"226\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/xasan-shiikh1.jpg 340w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/xasan-shiikh1-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 340px) 100vw, 340px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa dhawaan la filayaa in uu ka dhaco dalka mareykanka kulanka qaramada midoobey kaas oo ay kasoo qeyb galaan m\/weynayaasha ama hugaamiyeyaasha ugu sareeya dawladaha ka tirsan ururka q\/midoobey.<\/p>\n<p>Sidaas darteed ayaa hugaamiyaha waqtigan ee soomaaliya prof. Xasan sh maxamuud cadeeyey in aanu ka qeyb geli karin kulankaas hawlo gudaha dalka ah awgood isagoo u diri doona wufuud uu horkacayo ra&#8217;iisalwasarihii hore ee aan weli xilka wareejin c\/weli gaas iyadoo xaga qaanuunka marka la eego uusan arintaas xaq u laheyn uuna leeyahey kusimaha ra&#8217;iisalwasaraha maadaama c\/weli gaas ahaa musharax m\/weyne.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa isha ku haya sida m\/weynaha cusubi u dhawro qaanuunka halka m\/weynuhu kol horena uu shir jaraa&#8217;id ku jeediyey afka ingriisiga iyadoo dastuuriyan xeer gudub ah waayo afka koowaad waa afka soomaaliga maay iyo maxaad tiri wax ka baxsan maay iyo maxaad tiri m\/weynuhu kulama hadli karo qaranka doortey hadey dhacdana waa xeer gudub halkiisa ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dhawaan la filayaa in uu ka dhaco dalka mareykanka kulanka qaramada midoobey kaas oo ay kasoo qeyb galaan m\/weynayaasha ama hugaamiyeyaasha ugu sareeya dawladaha ka tirsan ururka q\/midoobey. Sidaas darteed ayaa hugaamiyaha waqtigan ee soomaaliya prof. Xasan sh maxamuud cadeeyey in aanu ka qeyb geli karin kulankaas hawlo gudaha dalka ah awgood isagoo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9123","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9123"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9145,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9123\/revisions\/9145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}