{"id":912,"date":"2011-05-21T19:06:37","date_gmt":"2011-05-21T19:06:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=912"},"modified":"2011-05-21T19:06:37","modified_gmt":"2011-05-21T19:06:37","slug":"qarax-lala-eegtay-kooxda-ahlusunna-iyo-dagaalo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/qarax-lala-eegtay-kooxda-ahlusunna-iyo-dagaalo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Lala Eegtay Kooxda Ahlusunna Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/3374.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-913\" title=\"3374\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/3374-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"216\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaraxaani oo ahaa mid xoogan ayaa lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kooxda ahlusunna oo marayay wadada isku xerta isgoyska Ex-control Afooye iyo Xoosh goobjoogayaal ku sugnaa goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa wakaalada wararaka soomaaliyed ee Warsom u sheegay in ay arken bubur soo gaaray gaarigii ay wateen kooxda ahlusunna oo lala eegtay qaraxaasi gooajoogayasha ayaa intaa raaciyay in ay arkayen afar ka mid ah maleeshiyaadki qaraxa lala egtay oo geeriyooday<br \/>\ndhanka kale dagaalo xoogan ayaa manta waxa ay ka dhaceen qeybo ka tirsan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag dagaaladaan ayaa waxa uu u dhexeeyay Mujaahidiinta Al-shabaab iyo Ciidamada shisheeye waxaana dagaalka xoogiisa uu ka dhacay agagaarka mowlaca Macalin Nuur iyo Mel an sidaa ugu fogen Taaladi hore ee Sayidka iyadoona dagaalkaasi uu qasaaro xoogan ka soo gaaray Ciidamada Uganda ee ku sugan qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho waxa ayna taa badalkeeda ay ka aargoosteen Ganacsatada Suuqa baakaraha oo ay galabta la dhecen Madaafiic Xoogan<\/p>\n<p><strong><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><span style=\"color: #ff0000;\">(<\/p>\n<p><\/span>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p><strong><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/em><span style=\"color: #ff0000;\">(<\/p>\n<p><\/span>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaani oo ahaa mid xoogan ayaa lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kooxda ahlusunna oo marayay wadada isku xerta isgoyska Ex-control Afooye iyo Xoosh goobjoogayaal ku sugnaa goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa wakaalada wararaka soomaaliyed ee Warsom u sheegay in ay arken bubur soo gaaray gaarigii ay wateen kooxda ahlusunna oo lala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-912","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":915,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/912\/revisions\/915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}