{"id":91190,"date":"2023-06-27T22:01:39","date_gmt":"2023-06-27T19:01:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=91190"},"modified":"2023-06-27T22:10:36","modified_gmt":"2023-06-27T19:10:36","slug":"dadaaladii-ugu-danbeeyey-ee-qaadista-cunaqabateynta-hubka-oo-dawladda-soomaaliya-ku-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/06\/dadaaladii-ugu-danbeeyey-ee-qaadista-cunaqabateynta-hubka-oo-dawladda-soomaaliya-ku-jirto\/","title":{"rendered":"Dadaaladii Ugu Danbeeyey ee Qaadista Cunaqabateynta Hubka oo Dawladda Soomaaliya ku Jirto."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii dalka looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka saaran soomaaliya oo ay Qaramada Midoobay saartay Sanadkii 1992-kii xiligaas oo ay dhacday Dowladdii Kacaanka.<\/p>\n<p>Wasiir Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar Cali ( Cali Balcad) oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka, isla markaana halkaasi kawada kulamo kala duwan uu la qadanayo xubno kamid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isla markaana kala hadlayo sidii Cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya looga qaadi lahaa.<\/p>\n<p>Wasiir Dowlaha ayaa sheegay in cunaqateynta hubka saaran Soomaaliya, uu yahay midkii ugu dheera ee wadan la saaro, taasi ayuu sheegay in ay dadaal ku bixinayaan sidii waddanka looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka, waxa uuna carabta ku adkeeyay in soomaaliya ay hadda dhiseyso Ciidamadeeda, isla markaana Dalka uu ku jiro Xaalad dagaal.<\/p>\n<p>\u201cHaddii la rabo in Soomaaliya ay cagaheeda ku istaagto, haddii la rabo in Soomaaliya ay yeelato Ciidan badali kara, Ciidamada wadamada aan saxiibada nahay ee noo soo gurmaday ee nala jooga in muddo 16-sanno ee ATMIS ( EX AMISOM ), waxey Soomaaliya u baahan tahay in ay hesho fursad ay ku soo biibsan karto hub noocyadiisa kala duwan hubka ee ay rabto si ay Ciidamada qeybahooda kala duwan ay ugu qalabeyso marka muhiimad weyn ayey inoo tahay in Soomaaliya laga qaado Cunaqabateynta hubka ee saara, inta sanadkan uusan dhammaan ayaan qorsheyneynaa si sanadka dambe aan u dhisno Ciidamo ilaalin kara amniga iyo Qaranimadiisa Soomaaliya \u201c Ayuu yiri Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Cumar Cali.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa dhowr jeer kordhisay Cunaqabateynta hubka saaran Soomaaliya, iyada oo sheegeysa in wali la gaarin Xiligii Soomaaliya laga qaadi lahaa Cunaqabateynta hubka ee saaran, taasi oo ay ku soo rogtay Sanadkii 1992-dii oo hadda laga joogo muddo 32-sanno ah.<\/p>\n<p>Lama oga si ay u suura-geli doonto dadaalka ay wado Dowladda Soomaaliya, madama ay xusid mudan tahay in Dowladdii tan ka horeysay ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu hoggaaminayay, ayaa dhowr jeer qaaday talaabo noocan oo kala ah balse ay Qaramada Midoobay dhagaha ka fureysatay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii dalka looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka saaran soomaaliya oo ay Qaramada Midoobay saartay Sanadkii 1992-kii xiligaas oo ay dhacday Dowladdii Kacaanka. Wasiir Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar Cali ( Cali Balcad) oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka, isla markaana halkaasi kawada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":91191,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-91190","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91190","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91190"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91199,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91190\/revisions\/91199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91191"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}