{"id":91087,"date":"2023-06-25T21:08:11","date_gmt":"2023-06-25T18:08:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=91087"},"modified":"2023-06-25T22:31:59","modified_gmt":"2023-06-25T19:31:59","slug":"cabdullaahi-sufurow-gudoomiyaha-magacaaban-oo-si-kulul-uga-hadley-doorashada-b-weyne-ka-dhacdey-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/06\/cabdullaahi-sufurow-gudoomiyaha-magacaaban-oo-si-kulul-uga-hadley-doorashada-b-weyne-ka-dhacdey-maanta\/","title":{"rendered":"Cabdullaahi Sufurow Gudoomiyaha Magacaaban oo Si kulul Uga Hadley Doorashada B\/weyne Ka Dhacdey Maanta."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo goordhaw shir jaraa&#8217;id ku qabtay gudaha magaalada Baledweyne ayaa si adag uga hadlay doorasho maanta ka dhacday Baledweyne, islamarkaana weerar afka ah ku qaaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Baledweyne ku sugan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha magacaaban ayaa sheegay in Cali Jeyte uu mudo sadax sano ah uu hortaagna dhismaha maamulka uu maanta sheegtay ee Hiiraan State.<\/p>\n<p>&#8220;Maamulka uu haatan sheeganayo Cali Jeyte sadax sano ayuu hortaagna oo uu ka dagaalamayay waxaa ku dhintay magacaas dad badan oo ku dhaawacmay dad badan oo nagu qaali ahaa, 8 saacadood akdib magacaabisteyda Cali jeyte iyo walalaheyga kale ee Xildhibaanada maku saacidaayo arinkaas, mana ku fogaanayo&#8221; ayuu yiri Cabdullaahi Sufuroow.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale xusay guddoomiyaha magacaaban in Xildhibaanada kala ah Maxamed Cabduqaadir Maxamed iyo Maxamed Cabdullaahi Buraalle, waxa ay ka wadaan Baledweyne ineysan aheyn wax wanaagsan.<\/p>\n<p>\u201dXildhibanada raba inay Cali Jete gobolka Hiiraan ku hayaan lahjad qabiil ayaan kula hadleynaa aniga Xildhibaanka dowlada dhexe igu matala waa Sambaloolshe,waxaan leeyahay walaalahey waxa ay wadaan maha wax naga dhaxeeya ama aan walaalo ku sii ahaan doono\u201d ayuu yiri gudoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Sufuroow.<\/p>\n<p>Gabagabadii Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa sheegay inuu furan yahay garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne oo aysan jirin cid awood u leh in ay xirto.<\/p>\n<p>&#8220;Waa ayaan daro dano gaar ah inuu garoonka Baledweyne u xirmo oo hooyo waayeel ah oo xanuunsan diyaarad lagu qaado la waayo, waxaan faraya shirkadaha diyaaradaha in garoonka uu furan yahay cidii ka amar adeegta oo u hogaansata dacaayadaha kale talaabo ayaan ka qaadi doona&#8221; ayuu hadalkiisa raaciyay Cabdullaahi Sufuroow.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray guddoomiyaha\u00a0 magacaaban ee gobolka Hiiraan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo Maanta magaalada Baledweyne loogu doortay Cali Jeyte Cismaan inuu noqdo madaxweynaha kumeel gaarka ah ee maamulka Hiiraan State, kadib markii dhawaan laga qaaday xilkii guddoomiyaha gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo goordhaw shir jaraa&#8217;id ku qabtay gudaha magaalada Baledweyne ayaa si adag uga hadlay doorasho maanta ka dhacday Baledweyne, islamarkaana weerar afka ah ku qaaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Baledweyne ku sugan. Guddoomiyaha magacaaban ayaa sheegay in Cali Jeyte uu mudo sadax sano ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":91088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-91087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91087"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91121,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91087\/revisions\/91121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/91088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}