{"id":9102,"date":"2012-09-18T19:46:24","date_gmt":"2012-09-18T19:46:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9102"},"modified":"2012-09-18T19:46:24","modified_gmt":"2012-09-18T19:46:24","slug":"cqaasim-salaad-oo-soo-dhaweeyey-madaxweynaha-dhawaan-talada-la-wareegay-ee-xassan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/cqaasim-salaad-oo-soo-dhaweeyey-madaxweynaha-dhawaan-talada-la-wareegay-ee-xassan-sheekh\/","title":{"rendered":"C\/qaasim Salaad Oo Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Dhawaan Talada La Wareegay Ee Xassan Sheekh."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/Qaasim-Salaad1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9106\" title=\"Qaasim-Salaad1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/Qaasim-Salaad1.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dr. C\/qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Oo La Hadlayay Idaacada Ku Hadasha afka Mareykanka Ee VOA-da ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ee Isniintii hore lagu doortay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Islamarkaana lagu Caleemo Saarey Gudaha dalka Soomaaliya Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo Kale C\/qaasim ayaa waxaa uu Amaan u Soo Jeediyay Mudanayaasha\u00a0 Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya IsagoonaCarabka ku Dhuftay In Ay SiHagaagsanCodadkoodiiugu Shubeen Madaxweyne Lees Dhihi Karao Xaalada Dalka wax buu Ka Badalayaa sida<\/p>\n<p>Mr.C\/qaasin Salaad Ayaa Madaxweynihii hore Kaga Mahad Naqay sida mudnaanta leh ee uu durbaba u aqbalay natiijada doorashada, xilkana u wareejiyay si aan leex leexad laheyn oo dimoqraadi ah Isla Goobtiina uu Sheegey In Uu Si wacan Kala Shaqeyn Doono Amaanka Iyo Wixii Looga Baahdo.<\/p>\n<p>Madaxweynihii Hore ee Somaliya Mudane C\/qaasin Ayaa Shacabka Soomaaliyeed u Sheegey In Ay Ku garab Siiyaan caqabadaha Horyaala Sida uu ku xalin Lahaa Iyo In Ay Kala Shaqeyaan Dhanka Amaanka Dalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Dr. C\/qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Oo La Hadlayay Idaacada Ku Hadasha afka Mareykanka Ee VOA-da ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ee Isniintii hore lagu doortay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Islamarkaana lagu Caleemo Saarey Gudaha dalka Soomaaliya Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho. Sidoo Kale C\/qaasim ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9102","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9102"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9109,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9102\/revisions\/9109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}