{"id":90953,"date":"2023-06-21T21:19:49","date_gmt":"2023-06-21T18:19:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=90953"},"modified":"2023-06-21T21:27:31","modified_gmt":"2023-06-21T18:27:31","slug":"gobolka-somaalida-ee-waqoyi-bari-kenya-oo-dawladdu-sheegtay-in-ay-soo-afjareyso-weerarada-ay-al-shabaab-ka-geystaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/06\/gobolka-somaalida-ee-waqoyi-bari-kenya-oo-dawladdu-sheegtay-in-ay-soo-afjareyso-weerarada-ay-al-shabaab-ka-geystaan\/","title":{"rendered":"Gobolka Somaalida ee W\/bari Kenya oo Dawladdu Sheegtay in ay Soo Afjareyso Weerarada ay Al-shabaab ka Geystaan."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Masalani oo ka tirsan ismaamulka gaarisa ka sheegay in dowladda Kenya ay gaartay go&#8217;aan lagu soo afjarayo Al-shabaabka ka dagaalama gudaha dalkaas.<\/p>\n<p>Wasiir Ducaale ayaa shacabka ku nool deegaanada gobolka Waqooyi bari ugu baaqay iney la shaqeyaan ciidanka dowladda si loo soo gabagabeyo weerarada Al-shabaab ay ka geystaan gudaha dalka Kenya.<\/p>\n<p>\u201cDagaallada iyo Rabshadaha Argagixisada waa mid u baahan in si wadajir ah loola dagaalamo, waxaa naga go\u2019an in aan soo afjarno joogitaanka deegaanada gobolka Waqooyi Bari, Dhamaanteen waa inaan iska kaashanaa la dagaalanka Argagixisada, si aan u soo afjarno\u201d ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale.<\/p>\n<p>Wuxuu intaasi ku daray Wasiir Ducaale in ciidanka dowladda Kenya ay u diyaarsan yihiin la dagaalanka kooxda Shabaab, hayeeshee ay u baahan yihiin wadashaqeynta iyo taageerada dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya ayaa kusoo beegmaya, iyadoo mudooyinkii dambe ay kooxda Al-shabaab kordhisay weerarada ay ka geysaneyso deegaanada gobolka Waqooyi Bari Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Masalani oo ka tirsan ismaamulka gaarisa ka sheegay in dowladda Kenya ay gaartay go&#8217;aan lagu soo afjarayo Al-shabaabka ka dagaalama gudaha dalkaas. Wasiir Ducaale ayaa shacabka ku nool deegaanada gobolka Waqooyi bari ugu baaqay iney la shaqeyaan ciidanka dowladda si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":90954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-90953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=90953"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":90956,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90953\/revisions\/90956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/90954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=90953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=90953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=90953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}