{"id":907,"date":"2011-05-21T14:41:00","date_gmt":"2011-05-21T14:41:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=907"},"modified":"2011-05-21T14:41:00","modified_gmt":"2011-05-21T14:41:00","slug":"kulama-u-socda-shariifyada-oo-lagu-kala-kacay-iyo-reergalbeedka-oo-diyaariyay-kala-saarida-shariifyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/kulama-u-socda-shariifyada-oo-lagu-kala-kacay-iyo-reergalbeedka-oo-diyaariyay-kala-saarida-shariifyada\/","title":{"rendered":"Kulama U Socda Shariifyada Oo Lagu Kala Kacay Iyo Reergalbeedka Oo Diyaariyay Kala Saarida Shariifyada"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: x-small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/The-Two-Sharifs.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-908\" title=\"The Two Sharifs\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/The-Two-Sharifs-300x154.jpg\" alt=\"\" width=\"325\" height=\"171\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa Saacadihii Lasoo Dhaafay kulamo Xasaasi ah Kulahaa xarunta Madaxtooyada Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariifa Xasan Sh.Aadan<\/p>\n<p><\/span>\u00a0<\/p>\n<p>Kulankaani Oo Ah Kii 4Aad Oo Ay Yeeshaan Shariif Sh.Axmed Iyo Shariif Xasan Sh.Aadan ayaa waxa ay kaga hadlayeen Qilaafaadka U Dhaxeeya Labada masuul salkana ku haya sad Bursi Waxaana warar aan heleyno ay sheegayaan In Labada Shariif ay kawada hadlayeen Sida ay ka yeelayaan Kulan lagu wado in uu ka dhaco magaalada Nairopi Laguna Doonayo In Ay La Aadaan Hal Fikir<\/p>\n<p>Balse Kulanka ayaa la sheegay In Uu Ku Dhamaaday Anigaa Madax ah Iyo Anigaa Madaxa ah Oo Ay Isyiraahdeen Labada Shariif Ayadoona Halkaasi Uu Ka Dhici Rabay Gacan Ka Hadal Ka dhex Dhaco Labada Shariif<\/p>\n<p>Dhanaka Kale Xildhibaan Cumar Islow Oo Ka Tirsan Baarlamaanka TFG-da Ayaa Sheegay In kulanka Uu Ku Dhamaaday Isfahan Waa Shariifyadana Ay Kala Boodeen<\/p>\n<p>Bishaan Gudaheeda ayaa waxaa lagu wadaa In Kulan Uu Ka dhaco Magaalada Nairopi KaaSi Oo Ay Ka Qeeb Galayaan Shariif Sh. Axmed Iyo Shariif Xasan Sh. Aadan Waxaan Kulankaasi Reergalbeedka Ay Soo Hordhigayaan Go&#8217;aamo Ku Aadn Doorshada Augost Lagu Wado In Ay Ka dhacdo Magaalada muqdisho<\/p>\n<p>Warar Hoose Oo Aan ka helnay Safaarada Mareekan Ee Kenya ayaa sheegaya In Ay Reergalbeed Qaadanayaan Go&#8217;aano Ku Aadan Augost Ka hor In ay dhacdo Doorashada Madaweyne Nimo Ee Soomaaliya Iyagoona la safan Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan<\/p>\n<p><span style=\"color: #ff0000;\"><font style=\"color: #ff0000;\" color=\"#ff0000\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><span style=\"color: #ff0000;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"color: #ff0000;\"><strong><font style=\"color: #ff0000;\" color=\"#ff0000\">(<\/p>\n<p><\/font><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Saacadihii Lasoo Dhaafay kulamo Xasaasi ah Kulahaa xarunta Madaxtooyada Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariifa Xasan Sh.Aadan \u00a0 Kulankaani Oo Ah Kii 4Aad Oo Ay Yeeshaan Shariif Sh.Axmed Iyo Shariif Xasan Sh.Aadan ayaa waxa ay kaga hadlayeen Qilaafaadka U Dhaxeeya Labada masuul salkana ku haya sad Bursi Waxaana warar aan heleyno ay sheegayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-907","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=907"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":911,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/907\/revisions\/911"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}