{"id":9024,"date":"2012-09-12T21:22:17","date_gmt":"2012-09-12T21:22:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9024"},"modified":"2012-09-14T23:49:43","modified_gmt":"2012-09-14T23:49:43","slug":"qaraxyo-is-xig-xiga-oo-maanta-lala-beegsadey-hottell-al-jaziira-iyo-al-shabaab-oo-sheegtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/qaraxyo-is-xig-xiga-oo-maanta-lala-beegsadey-hottell-al-jaziira-iyo-al-shabaab-oo-sheegtey\/","title":{"rendered":"QARAXYO IS XIG XIGA OO MAANTA LALA BEEGSADEY HOTTELL AL-JAZIIRA IYO AL-SHABAAB OO SHEEGTEY."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/qqqqqqqqqqq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-9048\" title=\"qqqqqqqqqqq\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/qqqqqqqqqqq.jpg\" alt=\"\" width=\"320\" height=\"239\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/qqqqqqqqqqq.jpg 320w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/qqqqqqqqqqq-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 320px) 100vw, 320px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa maanta oo bisha septenbar ay aheyd 12\/2012 markii ugu horeysey lala beegsadey qaraxyo is xig xiga tan iyo markii uu ku guuleystey doorashada m\/weynaha soomaaliya prof. Xasan sheekh maxamuud iyadoo xarakada alshabaab ay sheegatey fulinta qaraxyadaas,taas oo muujineysa in alshabaab aaney waxba iska bedelin sida uu cadeeyey afhayenkooda guud sh\/cali maxamud raage.<\/p>\n<p>Qaraxyadan oo geystey qasaaro naf iyo maalba leh ayaa waxaa ku dhintey dad kor u dhaafaya 10 qof oo kala ah 2 askeri amisom ah,3 ciidamada somaaliya ah,3 rayid ah iyo 3 aan la garan karin cida ay ahaayeen uu u muuqda in ay ahaayeen naftood hurayaashi is qarxiyey,mana aha kuwa bilaw ah qaraxyadan ee in badanba aad ayey uga jireen qaraxyadan oo kale gudaha soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo bisha septenbar ay aheyd 12\/2012 markii ugu horeysey lala beegsadey qaraxyo is xig xiga tan iyo markii uu ku guuleystey doorashada m\/weynaha soomaaliya prof. Xasan sheekh maxamuud iyadoo xarakada alshabaab ay sheegatey fulinta qaraxyadaas,taas oo muujineysa in alshabaab aaney waxba iska bedelin sida uu cadeeyey afhayenkooda guud sh\/cali maxamud raage. Qaraxyadan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9024","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9024"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9050,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9024\/revisions\/9050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}