{"id":90176,"date":"2023-05-28T22:01:55","date_gmt":"2023-05-28T19:01:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=90176"},"modified":"2023-05-28T22:09:36","modified_gmt":"2023-05-28T19:09:36","slug":"qaar-kamid-ah-siyaasiyiin-iyo-madax-hore-ee-dalka-oo-ka-horyimid-goaankii-golaha-wadatashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/05\/qaar-kamid-ah-siyaasiyiin-iyo-madax-hore-ee-dalka-oo-ka-horyimid-goaankii-golaha-wadatashiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah Siyaasiyiin iyo Madax hore ee Dalka oo ka Horyimid Go&#8217;aankii Golaha Wadatashiga Qaranka."},"content":{"rendered":"<p>Golaha wadatashiga qaran ayaa xalay gaaray heshiisyo doorasho oo taariikhi ah, iyadoo la isku raacay in sanadka soo socda dhici doonta doorasho hal qof iyo hal cod ah, waxayna doorashadu dhacaysaa shantii sanaba hal mar.<\/p>\n<p>Madaxda Soomaalida ayaa sidoo kale isku raacay in meesha laga saaro xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha, iyada oo lagu beddelay nidaam madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay si toos ah shacabku u dooranayaan hal mar.<\/p>\n<p>Haddaba, Raysal wasaarayaal hore iyo siyaasiyiin kale ayaa wax aan suurtagal ahayn ku tilmaamay heshiiska cusub ee doorashada Soomaaliya. Qaarkood waxay sheegeen inuu uga sii darayo xaaladda siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n<p>Raysal wasaarihii hore ee dalka iyo madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay heshiiskan doorasho oo ay xalay wada gaareen golaha wadatashiga qaran ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cadiweli Gaas oo qoraal bartiisa Facebook soo dhigay, ayaa ku tilmaamay heshiiskan inuu yahay mid aan u cuntami karin ummadda Soomaaliyeed iyo wacyiga maanta lagu jiro.<\/p>\n<p>\u201cWarka xalay ka soo yeeray Villa Somalia maaha wax la aqbali karo mana aha wax u cuntami kara Umadda Soomaaliyeed iyo wadciga maanta lagu jiro,\u201d ayuu yiri Cabdiweli Gaas.<\/p>\n<p>Geesta kale, raysal wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa isna heshiiska ku tilmaamay mid sun kusii daraya xaaladda siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Wadatashiga Qaran ma waxa uu isku beddelay taliskii Millateriga ee hore&#8230;nidaamkii xisbiyada badanna oo la laalay oo hal nidaam xisbi dib loo dhisay, waxa ay sun ku sii daraysaa xaaladda siyaasadeed ee dalka.&#8221; ayuu yiri Cumar Cabdirashiid<\/p>\n<p>Dhinaca kale, agaasimaha mac-hadka cilmi baarista ee Heritage Afyare Cilmi ayaa isna ka hadlay heshiiska doorashada ee ay kala saxiixdeen golaha wadatashiga qaran.<\/p>\n<p>\u201cMa sahlanaan doonto in la hirgeliyo Heshiiska NCC. Waa go\u2019aamo waaweyn oo ay gaareen dhowr qof oo madax ah. Madaxda gaartay go\u2019aamadan ayaa laga rabaa inay ku qanciyaan goleyaasha dowladda dhexe iyo golayaasha maamulka-goboleedyada. Mucaaradka iyo bulshada rayadka ah oo aragti ka leh ayaguna waa joogaan&#8221;. ayuu yiri Afyare Cilmi.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay go\u2019aanada golaha wadatashigu inay yihiin kuwa lagu laalay dastuurkii Federaalka iyo kuwii Dawlad-Goboleedyadaba iyo dhamaan wixii heshiis lagu ahaa burburkii kadib.<\/p>\n<p>\u201cGOLIHII SARE EE KACAANKA 1969 OO AAN ILKO LAHAYN. Goluhu wuxuu xalay laalay Dastuurkii Federaalka iyo kuwii Dawlad-Goboleedyadaba iyo dhamaan wixii heshiis lagu ahaa burburkii kadib. &#8220;Hadday saas u fududahay maxaa 30 sano faraqa laysu haystey?\u201dayuu yiri wasiir Juxa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha wadatashiga qaran ayaa xalay gaaray heshiisyo doorasho oo taariikhi ah, iyadoo la isku raacay in sanadka soo socda dhici doonta doorasho hal qof iyo hal cod ah, waxayna doorashadu dhacaysaa shantii sanaba hal mar. Madaxda Soomaalida ayaa sidoo kale isku raacay in meesha laga saaro xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha, iyada oo lagu beddelay nidaam madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":90177,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-90176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90176","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=90176"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":90185,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/90176\/revisions\/90185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/90177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=90176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=90176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=90176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}