{"id":89612,"date":"2023-05-13T14:37:38","date_gmt":"2023-05-13T11:37:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=89612"},"modified":"2023-05-13T16:00:31","modified_gmt":"2023-05-13T13:00:31","slug":"rajada-deyn-cafinta-oo-loo-arko-in-ay-wiiqeyso-khilaafka-puntland-iyo-dawladda-federalka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/05\/rajada-deyn-cafinta-oo-loo-arko-in-ay-wiiqeyso-khilaafka-puntland-iyo-dawladda-federalka-ah\/","title":{"rendered":"Rajada Deyn Cafinta oo Loo Arko in ay Wiiqeyso Khilaafka Puntland iyo Dawladda Federalka ah."},"content":{"rendered":"<p>Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dawladda federaalka iyo maamulka Puntland, ayaa halis gelin karta rajada Soomaaliya ee ah in deymaha uu ka cafiyo Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) iyo deymaha kale ee dhinacyada badan leh, dhamaadka sanadkan, sida ay ka digayaan khubarada dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Xuseen Cabdikariim, la taliyihii hore ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in xoojinta daah-furnaanta maaliyadeed ay tahay shardi, si ay Soomaaliya u hesho deyn cafin, sidoo kalena deymo badan ay Soomaaliya ka hesho Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF.<\/p>\n<p>&#8220;Haddii Soomaaliya ay ku guuldareysato inay sii wado horumarka joogtada ah ee ay ku sameysay dib u habeynta maaliyadeed, waxay lumin kartaa rajada ah in laga cafiyo deynta lagu leeyahay ee ah $5.2 bilyan marka la gaaro dhammaadka 2023,&#8221; ayuu raaciyay Xuseen Cabdikariim.<\/p>\n<p>Bishii Febraayo 2020, guddiyada fulinta ee IMF iyo Bankiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay u qalanto deyn cafinta ka dib dib u habeyn lagu sameeyay dhaqaalaha iyo hay\u2019adaha.<\/p>\n<p>Bishii Oktoobar 2022, IMF waxay sheegtay in shaqaalaheedu ay Soomaaliya la gaareen heshiis heer shaqaale ah kaas oo ogolaanaya in $10 milyan lasii Soomaaliya, marka ay dib u eegis ku sameeyaan oo ay ansixiyaan guddiga.<\/p>\n<p>&#8220;La&#8217;aanta iibsi tartan ah, heshiis la&#8217;aanta dawladda federalka iyo dawladaha xubnaha ka ah federaalka ee ku saabsan federaalaynta maaliyadeed, iyo hufnaan la&#8217;aanta heshiisyada shidaalka iyo gaaska ayaa ah caqabadaha ugu waaweyn ee hadda jira oo khatar gelin kara horumarka Soomaaliya.\u201d Xuseen Siyaad, oo ah la-taliye madax-bannaan oo dhinaca dhaqaalaha ah, ahaana wasiir ku-xigeenkii hore ee maaliyadda Soomaaliya, ayaa hadalkaan ku sheegay wareysi uu siiyay idaacadda VOA.<\/p>\n<p>Deynta Soomaaliya looga leeyahay dibadda ayaa lagu qiyaasay in ka badan 5 bilyan oo doolar.<\/p>\n<p>Waddamada u qalma in ay helaan Waddamada Faqiirka ah ee deymaha badan leh (HIPC) ee hindisaha IMF iyo Bangiga Adduunka waa in ay ballan-qaadaan isbeddel dhaqaale iyo mid maaliyadeed, iyo sidoo kale dhimista faqriga iyo xasilloonida siyaasadeed.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dawladda federaalka iyo maamulka Puntland, ayaa halis gelin karta rajada Soomaaliya ee ah in deymaha uu ka cafiyo Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) iyo deymaha kale ee dhinacyada badan leh, dhamaadka sanadkan, sida ay ka digayaan khubarada dhaqaalaha dalka. Xuseen Cabdikariim, la taliyihii hore ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":89613,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-89612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=89612"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":89641,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/89612\/revisions\/89641"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/89613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=89612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=89612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=89612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}