{"id":8897,"date":"2012-09-08T00:18:55","date_gmt":"2012-09-08T00:18:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8897"},"modified":"2012-09-08T21:29:04","modified_gmt":"2012-09-08T21:29:04","slug":"toban-musharax-oo-u-tartameysa-xilka-mweynaha-soomaaliya-oo-khudbado-ka-jeediyey-barlamaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/toban-musharax-oo-u-tartameysa-xilka-mweynaha-soomaaliya-oo-khudbado-ka-jeediyey-barlamaanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"TOBAN MUSHARAX OO U TARTAMEYSA XILKA M\/WEYNAHA SOOMAALIYA OO KHUDBADO KA JEEDIYEY BARLAMAANKA SOOMAALIYA."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/musharxiinta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"musharxiinta\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/musharxiinta.jpg\" alt=\"\" width=\"410\" height=\"274\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa maanta khudbado ka hor jeediyey toban musharax oo ka mid ah 25ka musharax ee buuxiyey shuruudihii looga baahnaa musharaxa doonaya in uu noqdo m\/weynaha somaaliya 4ta sano ee soo socota hadii alle idmo.<\/p>\n<p>Musharaxiinta hadley ayaa waxey kala yihiin:<br \/>\ncumar salaad cilmi<br \/>\nsalaad cali jeelle<br \/>\nmaxamed c\/lahi farmajo<br \/>\nc\/weli maxamed gaas<br \/>\nsh\/sharif sh axmed<br \/>\nmax&#8217;d c\/lahi oomaar<br \/>\nc\/lahi axmed cadaw<br \/>\nxuseen khaliif<br \/>\nmax&#8217;d axmed jamac<br \/>\nprof.axmed ismaciil samatar.<\/p>\n<p>Musharixiitan ayaa dhamaantood soo bandhigey khubado ay soo diyaarsadeen kuwaasoo taabanayey waxa musharax walba uu maanka ku hayo ama uu isleeyahey waad ku hanan kartaa codka xildhibaanada baarlamaanka federalka soomaaliya,m\/weyne sh shariif ayaa sheegey in uu waayo aragnimo fiican heley 3di sano ee uu shaqada hayey meel fiicana ay hada wax u marayaan hadii afarta sano ee soo socotana uu halka uu maanka ku hayo uu gaarsiin doono qof kasta oo soomaali ahina uu codkiisa ku dooran doonaan dawlada imandoonta afar sano kadib hadii eebbe idmo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta khudbado ka hor jeediyey toban musharax oo ka mid ah 25ka musharax ee buuxiyey shuruudihii looga baahnaa musharaxa doonaya in uu noqdo m\/weynaha somaaliya 4ta sano ee soo socota hadii alle idmo. Musharaxiinta hadley ayaa waxey kala yihiin: cumar salaad cilmi salaad cali jeelle maxamed c\/lahi farmajo c\/weli maxamed gaas sh\/sharif sh axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8897","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8897"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8897\/revisions\/8919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}