{"id":8895,"date":"2012-09-06T14:34:31","date_gmt":"2012-09-06T14:34:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8895"},"modified":"2012-09-06T15:56:52","modified_gmt":"2012-09-06T15:56:52","slug":"musharaxa-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-ka-tanasuley-tartanka-mweynaha-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/musharaxa-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-ka-tanasuley-tartanka-mweynaha-somalia\/","title":{"rendered":"MUSHARAXA XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED OO KA TANASULEY TARTANKA M\/WEYNAHA SOMALIA."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/Darma-.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8899\" title=\"Darma-\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/Darma-.jpg\" alt=\"\" width=\"376\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/Darma-.jpg 376w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/Darma--300x275.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 376px) 100vw, 376px\" \/><\/a>Maanta oo ay bisha septenber 6-212 ayaa waxaa saxaafada kula hadley gud.kuxigenka xmjs cali maxamed nuux timajilic isagoo sheegey in ay ka tanasuleen tartanka doorashada m\/weynaha isla markaana ay taageerayaan musharaxa kusoo baxa madaxweynaha soomaaliya.<\/p>\n<p>Timajilic ayaa waxa kale oo uu sheegey in xisbigoodu hayo mashaariic wax ku ool ah oo qeyb ka qaadan karta dib u dhiska dalka iyo waliba shaqo abuuris baaxad leh isagoo sheegey in ay ogyihiin m\/weynaha 4ta sano ee soo socota,diideyna in uu wax su&#8217;aallo ah ka jawaabo.<\/p>\n<p>C\/nuur axmed darmaan ayaa ah musharixii koowaad ee meel fagaare ah laga shaaciyo in uu isaga harey doorashada m\/weynaha soomaaliya oo ay ku tartamayaan tiro ku dhaw ilaa 50 murashax,waxaana loo balansanyahey 10ka bishan sept insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo ay bisha septenber 6-212 ayaa waxaa saxaafada kula hadley gud.kuxigenka xmjs cali maxamed nuux timajilic isagoo sheegey in ay ka tanasuleen tartanka doorashada m\/weynaha isla markaana ay taageerayaan musharaxa kusoo baxa madaxweynaha soomaaliya. Timajilic ayaa waxa kale oo uu sheegey in xisbigoodu hayo mashaariic wax ku ool ah oo qeyb ka qaadan karta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8895","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8895"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8898,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8895\/revisions\/8898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}