{"id":88708,"date":"2023-04-10T22:23:16","date_gmt":"2023-04-10T19:23:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=88708"},"modified":"2023-04-10T22:57:21","modified_gmt":"2023-04-10T19:57:21","slug":"gobolka-amxaarada-ee-dalka-ethiopia-oo-ay-ka-dhaceen-mudaharaadyo-looga-soo-horjeedo-dawladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/04\/gobolka-amxaarada-ee-dalka-ethiopia-oo-ay-ka-dhaceen-mudaharaadyo-looga-soo-horjeedo-dawladda\/","title":{"rendered":"Gobolka Axmaarada ee Dalka Ethiopia oo ay Ka Dhaceen Mudaharaadyo looga Soo Horjeedo Dawladda."},"content":{"rendered":"<p>Dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Axmaarada waxaa maalmahan ka socda Banaanbaxyo waaaweyn oo rabshado wata oo looga soo horjeedo go&#8217;aankii ay dowladda dhexe ee Itoobiya maalmo ka hor qaadatay, taas oo ku saabsanaa Ciidamada booliska gaarka ah ee ka dhisan dowlad degaannada dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Gobolkan Axmaarada ayaa si gaar ah u diidan go&#8217;aankan ay dowladdu ku kala dirayso ciidamada Liyuu Booliska ee gobolka Axmaarada oo kamid ah ciidamada ay dowladdu dhawaan shaacisay in lagu kala darayo Ciidamada Millitariga iyo kuwa Booliska caadiga ah, Ciidamadan ayaa sidoo kale kasoo qayb qaatay dagaalkii ay dowladda Itoobiya kula jirtay TPLF.<\/p>\n<p>Haddaba banaanbaxyadan oo inta badan ka socda magaalooyinka waaweyn ee gobolka Axmaarada, ayaa dadku waxay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn iyagoo sidoo kale meelaha qaar waddooyinka ku xiray Taayaro gubanaya, sidoo kale dadkan banaanbaxa samaynaya ayaa wata boodhadh ay ku qoran yihiin erayo ay ku difaacayaan Ciidamada Liyuu Booliska Axmaarada ee dowladdu qorshaysay in la kala diro.<\/p>\n<p>Rabshadahan ka billowday gobolka Axmaarada ayaa laga cabsi qabaa inay joogsan waayaan, iyadoo dadkan banaanbaxyada rabshada wata samaynayaan ay taageero ka helayaan ururada Mucaaradka ah iyo waliba inta badan Ciidamada Liyuu Booliska Axmaarada.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii lasoo dhaafay waxay shaacisay go&#8217;aan ah in dhawaan la kala dirayo Ciidamada Liyuu Booliska ee ka dhisan degaannada dalka Itoobiya, kuwaas oo lagu kala darayo Millitariga dalka, Booliska Federalka iyo Booliska caadiga ah, balse go&#8217;aankaas waxaa markiiba ka falceliyay gobolka Axmaarada oo ilaa maanta ay ka socdaan banaanbaxyo arrinkaa lagaga soo horjeedo.<\/p>\n<p>Gobolka Axmaarada ayaa ah gobolka kaliya ee shacabkiisu ay si buuxda uga soo horjeesteen go&#8217;aanka dowladda Itoobiya ee ah kala dirista Ciidamada Liyuu Booliska gobollada dalka Itoobiya, iyadoo degaannada intooda kale oo ay ku jirto dowlad degaanka Soomaalida ay si buuxda u taageereen go&#8217;aankan ay dowladdu ka gaartay Ciidamada Liyuu Booliska, inkastoo shacabka degaanka Soomaalidu ay arrinkaas ka gows qabsadeen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Axmaarada waxaa maalmahan ka socda Banaanbaxyo waaaweyn oo rabshado wata oo looga soo horjeedo go&#8217;aankii ay dowladda dhexe ee Itoobiya maalmo ka hor qaadatay, taas oo ku saabsanaa Ciidamada booliska gaarka ah ee ka dhisan dowlad degaannada dalka Itoobiya. Gobolkan Axmaarada ayaa si gaar ah u diidan go&#8217;aankan ay dowladdu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":88709,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-88708","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88708"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88725,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88708\/revisions\/88725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}