{"id":8869,"date":"2012-09-02T20:16:05","date_gmt":"2012-09-02T20:16:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8869"},"modified":"2012-09-04T13:06:37","modified_gmt":"2012-09-04T13:06:37","slug":"heyadda-nabadsugida-qaranka-oo-hawlo-wax-ku-ool-ah-ka-wada-daka-gudihiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/heyadda-nabadsugida-qaranka-oo-hawlo-wax-ku-ool-ah-ka-wada-daka-gudihiisa\/","title":{"rendered":"Hey&#8217;adda Nabad Sugida Qaranka Oo Howlo Wax Ku Ool Ah Ka Wada Dalka Gudahiisa."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/astaanta_qaranka-300x2285.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8888\" title=\"astaanta_qaranka-300x2285\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/astaanta_qaranka-300x2285.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"228\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hey&#8217;adda nabadsugida qaranka ayaa hawlo wax ku ool ah ka wada dalka gudihiisa iyagoo aad ku arkeyso in ay taaganyihiin isgoys kasta magaalada muqdisho isla markaasna sidaas oo kale kawada gobolada kale ee dalka.<\/p>\n<p>Ciidamada nabadsugida qaranka ayaa hore waxaa loogu tirey dacaayad sumcad xumo xambaarsan,waxaadse moodaa tan iyo intii hey&#8217;adan loo dhiibey agaasimaha hey&#8217;adda nabadsugida qaranka soomaaliyeed N.S.S.A.<br \/>\nAXMED MACALIM FIQI in hey&#8217;adda nabadsugida qaranku ay sumcadeedu kor u kacdey ayna hadda yihiin kuwo ka anshax iyo asluub wacan ciidamada kalle marka laga fiiriyo habka ay bulshada ula macamilayaan Qawl iyo Ficilba.<\/p>\n<p>Waan ku farxaa marka ay i joojiyaan ciidamada qaranku oo hadana ay iila hadlaan si xushmad leh ayuu yiri qof la socdey gaariga aan watey oo markii nalaku joojiyey isgoyska sayidka uu askeri ka tirsan hey&#8217;adda nabadsugida qaranku uu si xushmad leh noo weydiiyey aqoonsigeena dabadeedna na fasaxey ayuu yiri wariyaha qormadan oo kelmadahaasi ku xambaareen in uu warkan ka diyaariyo.<\/p>\n<p>Marka la joogo goobaha dagaalka hadii ay dagaalka soo galalaan ciidamada nabadsugida qaranku dagaalku wuu dhamaadaa ama soo afjarmaa taasina waxey muujineysaa geesinimada ciidamada nabadsugida qaranka N.S.S.A.(National somali security agency).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hey&#8217;adda nabadsugida qaranka ayaa hawlo wax ku ool ah ka wada dalka gudihiisa iyagoo aad ku arkeyso in ay taaganyihiin isgoys kasta magaalada muqdisho isla markaasna sidaas oo kale kawada gobolada kale ee dalka. Ciidamada nabadsugida qaranka ayaa hore waxaa loogu tirey dacaayad sumcad xumo xambaarsan,waxaadse moodaa tan iyo intii hey&#8217;adan loo dhiibey agaasimaha hey&#8217;adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8869","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8869"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8887,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8869\/revisions\/8887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}