{"id":88609,"date":"2023-04-06T15:42:24","date_gmt":"2023-04-06T12:42:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=88609"},"modified":"2023-04-06T15:42:24","modified_gmt":"2023-04-06T12:42:24","slug":"iran-sacuudiga-oo-wacad-ku-maray-in-ay-nabad-ka-dhigayaan-bariga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/04\/iran-sacuudiga-oo-wacad-ku-maray-in-ay-nabad-ka-dhigayaan-bariga-dhexe\/","title":{"rendered":"Iran &#038; Sacuudiga oo wacad ku maray in ay nabad ka dhigayaan Bariga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Diblomaasiyiinta ugu sarreeya Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa ku kulmay Beijing, ayaga oo ballan-qaaday inay ka wada shaqeeyaan in \u201camni iyo xasillooni lagu soo dabbaalo gobolka qalalaasaha badan ee Bariga Dhexe, kadib heshiis ay dhex-dhexaadisay China.<\/p>\n<p>Bayaan wadajir ah oo lasii daayey kadib wadahadallo dhex-maray wasiirka arrimaha dibedda Iran Hossein Amir-Abdollahian iyo dhiggiisa Sacuudi Carabiya Amir Faisal bin Farhan, ayey labada dhinac wacad ku mareen inay sii wadaan inay ka wada shaqeeyaan horumarinta xiriirka.<\/p>\n<p>\u201cLabada dhinac waxay adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in dabagal lagu sameeyo dhaqan-gelinta heshiiskii Beijing iyo dardar-gelintiisa, si loo ballaariyo kalsoonida labada dhinac iyo dhinacyada iskaashiga, islamarkaana gacan laga gaysto abuurista amni, xasillooni iyo barwaaqo lagu soo dabbaalo gobolka,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Tehran iyo Riyadh ayaa ku dhowaaqay heshiiska ay dhex-dhexaadisay Beijing bishii March, si ay dib ugu soo celiyaan xiriirkooda oo go\u2019ay toddoba sano kahor markii dibad-baxayaal ay weerareen safaaradda Sacuudiga ee Tehran.<\/p>\n<p>Booqashada labada wasiir ee Beijing ayaa timid, ayada oo sidoo kale madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo madaxa Midowga Yurub Ursula von der Leyen ay ku sugnaayeen caasimadda Shiinaha, si ay madaxweyne Xi Jinping ugala hadlaan inuu soo afjaro dagaalka Ukraine.<\/p>\n<p>Isu soo dhowaanshaha lama filaanka ah ee Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa dib u qaabeyn kara xaalada Bariga Dhexe oo sanado badan ay la degeen rabshado.<\/p>\n<p>Labada dhinac \u201cwaxay ka wadahadleen oo ay is-weydaarsadeen fikrado iyadoo xoogga la saarayo dib usoo celinta rasmiga ah ee xiriirka labada dal iyo tallaabooyinka fulinta ee ku aaddan dib u furista safaaradaha iyo qunsuliyadaha labada dal,\u201d ayay wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran ku sheegtay bayaan.<\/p>\n<p>Taleefishinka Sacuudiga ee Al-Akhbariya ayaa baahiyey muuqaallada labada wasiir oo is gacan qaadaya ayaga oo hortaagan calamada labada dal, islamarkaana dhoola caddeynaya.<\/p>\n<p>Sida ku qoran heshiiska la gaaray bishii tegtay, labada dal ayaa lagu wadaa inay safaaradaha iyo qunsuliyadaha dib ugu furaan muddo laba bil gudahood ah, islamarkaana dhaqan-geliyaan heshiisyo iskaashi amni iyo dhaqaale oo la saxiixay 20 sano kahor.<\/p>\n<p>Wadahadallada wasiirada arrimaha dibedda ayaa waxaa xigi doona in madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi uu booqdo magaalada Riyadh.<\/p>\n<p>Raisi ayaa aqbalay casuumad uga timid boqorka Sacuudiga Salmaan, waxaa sidaas Isniintii xaqiijiyey madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Iran Mohammad Mokhber.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diblomaasiyiinta ugu sarreeya Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa ku kulmay Beijing, ayaga oo ballan-qaaday inay ka wada shaqeeyaan in \u201camni iyo xasillooni lagu soo dabbaalo gobolka qalalaasaha badan ee Bariga Dhexe, kadib heshiis ay dhex-dhexaadisay China. Bayaan wadajir ah oo lasii daayey kadib wadahadallo dhex-maray wasiirka arrimaha dibedda Iran Hossein Amir-Abdollahian iyo dhiggiisa Sacuudi Carabiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":88610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-88609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88611,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88609\/revisions\/88611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}