{"id":88522,"date":"2023-04-03T14:41:27","date_gmt":"2023-04-03T11:41:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=88522"},"modified":"2023-04-03T23:55:02","modified_gmt":"2023-04-03T20:55:02","slug":"gaadiidka-qafilan-oo-amisom-leedahay-laguna-siday-walxaha-laga-sameeyo-qaraxyadda-ayaa-fiilooyin-si-qaldan-isku-taabtay-waxay-sababeen-qaraxa-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/04\/gaadiidka-qafilan-oo-amisom-leedahay-laguna-siday-walxaha-laga-sameeyo-qaraxyadda-ayaa-fiilooyin-si-qaldan-isku-taabtay-waxay-sababeen-qaraxa-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Kumanaan askari, ka madax banaan ATMIS oo Somalia kusoo Qul-qulaya."},"content":{"rendered":"<p>Kumanaan askari oo wata dabaabaadka dagaalka, kana socda dalka Itoobiya ayaa ka soo tallaabay xuduudka Soomaaliya,kuwaasi oo sida la sheegay saldhigyo ciidan ka sameystay Magaalada Dollow iyo degaanno kale oo ka tirsan Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Ciidankan oo weli aan la shaacin tiradooda dhabta ah, ayaa tan iyo bishii la soo dhaafay ku soo qul qulayay gudaha Gobolka Gedo, waxaana la soo warrinayaa in ay yihiin kuwa ka madax-banaan howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS.<\/p>\n<p>Afhayeenka maamulka Gobolka Gedo, Cali Jubba, oo la hadlayay\u00a0 Warbaahinta, ayaa sheegay in Gobolka Gedo ay yimaadeen tobanaan kun oo askari oo ka socda dalka Itoobiya, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona sida uu tilmaamay wajiga labaad howlgallada dhowaan ka billaaban doona dalka.<\/p>\n<p>Afhayeen Cali Jubba ayaa xusay in Dowladda Itoobiya ay ka mid tahay dalalka afka hore, kuwaasi oo dhowaan madaxdooda ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen shir looga hadlayay ammaanka Gobolka iyo dagaalka lagula jiro Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Afhyeenka ayaa cod dheer ku sheegay in aysan jirin Degmo ka tirsan Gobolka Gedo oo haatan ay maamulayaan Ururka Al Shabaab, isagoona shaaciyay in Ciidanka Itoobiya ay ku biiri doonaan howlgallada la doonayo Al Shabaab looga saaro Gobolka Jubadda Dhexe.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Afhayeenka ayaa cod dheer ku sheegay in Ciidankan ay dalka ku yimaadeen codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray in Ciidamo kala oo Itoobiyaan ah ay ka soo tallaabeen xadka Gobollada Bakool iyo Hiiraan.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Afhayeenka wuxuu hoosta ka xariiqay in ujeedka Ciidankan ay u yimaadeen Soomaaliya ay tahay taageerida Dowladda Federaalka si buu yiri looga adkaado Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Bishii Janaayo ee sannadkan, Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, dhiggiisa dalalka Kenya iyo Jabuuti iyo sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa madaxdii martida u aheyd kala hadlay sidii ay ugu soo biiri lahaayeen dagaal looga soo horjeedo Al Shabaab ee ka socda koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxda Dowladda Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ayaa u ballan qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay ka dhinac dagaalami doonaan Ciidanka Xoogga Dalka si halmeel looga soo wada jeesto Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Si-kastaba, qeybo ka mid ah Gobollada dalka ayaa laga dareemayaa diyaar garowga howlgallada wajiga labaad, iyadoona xusid mudan in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu dhowaan booqasho ku tegay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sh.Dhexe, halkaasi oo uu ka shaaciyay in ay billow yihiin howlgallada wajiga labaad, inkastoo Gobollada Sh.Dhexe, Hiiraan iyo Galgaduud ay dhowaan ka dhaceen weeraro ay mas\u2019uuliyadoodu sheegteen Ururka Al Shabaab, kuwaasi oo lagu laayay askar ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumanaan askari oo wata dabaabaadka dagaalka, kana socda dalka Itoobiya ayaa ka soo tallaabay xuduudka Soomaaliya,kuwaasi oo sida la sheegay saldhigyo ciidan ka sameystay Magaalada Dollow iyo degaanno kale oo ka tirsan Gobolka Gedo. Ciidankan oo weli aan la shaacin tiradooda dhabta ah, ayaa tan iyo bishii la soo dhaafay ku soo qul qulayay gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":88524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,3],"tags":[],"class_list":["post-88522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88522"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88537,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88522\/revisions\/88537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}