{"id":8818,"date":"2012-09-01T00:10:40","date_gmt":"2012-09-01T00:10:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8818"},"modified":"2012-09-01T01:15:55","modified_gmt":"2012-09-01T01:15:55","slug":"al-shabaab-oo-sheegatay-in-ay-la-wareegeen-gacan-ku-heynta-afmadow-diyaarad-kalena-ay-ka-soo-rideen-dowlada-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/09\/al-shabaab-oo-sheegatay-in-ay-la-wareegeen-gacan-ku-heynta-afmadow-diyaarad-kalena-ay-ka-soo-rideen-dowlada-kenya\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Sheegatay In Ay La Wareegeen Gacan Ku Heynta Afmadow Diyaarad Kalena Ay Ka Soo Rideen Dowlada Kenya"},"content":{"rendered":"<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Iyadoo Ay Dagaalo Xoogan Ka Soconayaan Deegaano Hoostaga Gobolada Jobuuyinka Ayaa Waxaa Guulo Ka Sheegtay Xarakada Al-shabaab Iyagoona Qeexay caawa In magaalada Ay si buuxda ula wareegeen Dagaalyahanada Al-shabaab. <span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0<\/span>.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Warbaahin ku hadasha afka Al-Shabaab ee Andulus ayaa tabisay in dagaalka uu ahaa mid ka mid ah kii ugu cuslaa ee Ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda kula galaan Jubooyinka, iyadoo dhinacyada dagaalamayay ay isku dhex milmeen markii uu dagaalada aad u Xoogeestay.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Sidoo Kale Waxa Ay Sheegteen Al-shabaab In Ay Soo Rideen Diyaarad Nooceedu Ahaa Hilikopte Islamarkaana KA Qeybqaadaneysay Dagaalada KA Socday Goboladaaasi Iyadoona Ay Saraakiisha Al-shabaab Sheegeen In Ay Intaasi Dheereed In Ay Gacanta Ku SOo Dhigeen Gawaari Gaashaaman Oo Ay Leeyihin Ciidamada Dowlada Kenya Iminkana Ay Gacantooda Ku Jirto<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Ma Jiro Ilaa Iyo Haatan Warar Madaxbanaan Oo Ka Soo Baxaya Guulahaasi Ay Sheeganayaan Xarakada Al-shabaab Kaa Oo Ay Sheegeen In Ay Caawa Gacan Ku Heynta Goobihii Lagu Dagaalamay Ay La Waregeen.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #7030a0;\">\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0 W.Q:<\/span><\/strong><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #00b0f0;\">C\/raxmaan <\/span><\/strong><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #c00000;\">Saciid<\/span><\/strong><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\"> <span style=\"color: #00b050;\">Axmed <\/span><span style=\"color: red;\">{Diida}<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 23.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\"><span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/span><span style=\"color: #e46c0a; mso-themecolor: accent6; mso-themeshade: 191; mso-style-textfill-fill-color: #E46C0A; mso-style-textfill-fill-themecolor: accent6; mso-style-textfill-fill-alpha: 100.0%; mso-style-textfill-fill-colortransforms: lumm=75000;\">\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\">\u00a0<strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Iyadoo Ay Dagaalo Xoogan Ka Soconayaan Deegaano Hoostaga Gobolada Jobuuyinka Ayaa Waxaa Guulo Ka Sheegtay Xarakada Al-shabaab Iyagoona Qeexay caawa In magaalada Ay si buuxda ula wareegeen Dagaalyahanada Al-shabaab. \u00a0. Warbaahin ku hadasha afka Al-Shabaab ee Andulus ayaa tabisay in dagaalka uu ahaa mid ka mid ah kii ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8818","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8818"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8859,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8818\/revisions\/8859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}