{"id":88061,"date":"2023-03-19T14:53:57","date_gmt":"2023-03-19T11:53:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=88061"},"modified":"2023-03-19T14:54:18","modified_gmt":"2023-03-19T11:54:18","slug":"weerarkii-lagu-qaadey-jannaay-cabdulle-oo-uu-fuliyey-nin-u-dhashey-dalka-burundi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/03\/weerarkii-lagu-qaadey-jannaay-cabdulle-oo-uu-fuliyey-nin-u-dhashey-dalka-burundi\/","title":{"rendered":"Weerarkii Lagu Qaadey Jannaay Cabdulle oo uu Fuliyey Nin u Dhashey Dalka BURUNDI."},"content":{"rendered":"<p>Muwaadin u dhashay dalka Burundi ayaa si toos ah loola xiriiriyay weerarkii dhawaan Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Janna Cabdalle ee hoos yimaada magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkii 7-dii bishan ka dhacay deegaanka Janaa Cabdalle, uu ka dambeeyay nin u dhashay dalka Burundi oo ka soo jeeda deegaanka Kibimba.<\/p>\n<p>Weerar ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah oo Alshabaab ay ku qaadeen deegaanka Jaanay Cabdalle, ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 5 askari iyo tiro kaloo rayid ah.<\/p>\n<p>Ninka weerarka geystay ayaa magaciisa lagu sheegay Dnayizeye Isxaaq Khaalid oo loo yaqaan \u201cShowkaani\u201d kaas oo ka soo jeeda qabiilka Hutu ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Dnayizeeye waxa uu Soomaaliya yimid 7 sano ka hor. Al-Shabaab ayaa sheegtay in uu xiriirinayey dhaqdhaqaaqa kooxda ee guud ahaan dalka iyo xuduudaha marka loo eego waayo-aragnimadiisa&#8221; maaraynta walxaha qarxa.<\/p>\n<p>Muwaadiniin u dhashay Kenya iyo Tanzania oo katirsan Alshabaab ayaa horey u fuliyay weerar lagu bartilmaameedsaday saldhigga ciidamada badda ee Manda Airbase ee Kenya, kaas oo sababay dhimashada ugu yaraan 3 qof oo Mareykan ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muwaadin u dhashay dalka Burundi ayaa si toos ah loola xiriiriyay weerarkii dhawaan Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Janna Cabdalle ee hoos yimaada magaalada Kismaayo. Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkii 7-dii bishan ka dhacay deegaanka Janaa Cabdalle, uu ka dambeeyay nin u dhashay dalka Burundi oo ka soo jeeda deegaanka Kibimba. Weerar ismiidaamin ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":88062,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-88061","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88061","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88061"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88061\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88063,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88061\/revisions\/88063"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/88062"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}