{"id":8778,"date":"2012-08-30T21:26:35","date_gmt":"2012-08-30T21:26:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8778"},"modified":"2012-09-01T01:24:07","modified_gmt":"2012-09-01T01:24:07","slug":"sheekh-craxmaan-xudeyfa-waaliga-gobolada-jubooyinka-oo-guulo-ka-sheegtey-dagaalo-ay-la-galeen-ciidamada-huwanta-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/sheekh-craxmaan-xudeyfa-waaliga-gobolada-jubooyinka-oo-guulo-ka-sheegtey-dagaalo-ay-la-galeen-ciidamada-huwanta-ah\/","title":{"rendered":"Sh.C\/raxmaan Xudeyfa Wakiilka G\/Jubbooyinka Al-shabab Oo Guulo Ka Sheegtay Dagaalo Ay LA Galeen Ciidamada Huwanta Ah!!."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/alshabaab-.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8839\" title=\"alshabaab-\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/alshabaab-.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"308\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/alshabaab-.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/alshabaab--300x184.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sheekh c\/raxmaan xudeyfa oo ah waaliga xarakada muj. Alshabaab u qaabilsan gobolada jubooyinka ayaa jeediyey hadal la soo dhigey barta internetka isagoo sheegey in ay burburiyeen dabaabaad iyo tikniko ay wateen ciidamada saliibiyinta,ridada iyo calooshood u shaqeystayaal kusoo duuley diinta islaamka waa sida uu yiriye.<\/p>\n<p>Sheekha ayaa waxaa kale uu sheegey in ay la dagaalami doonaan saliibiyiinta raskamboodiyiinta ahlu sunada iyo ridada isbaheystey inta gabari naga nooshahey buu yiri sidaasna wuxuu kusii darey in ay xitaa diyaarado ka soo rideen wax uu ku sheegey cadawga isbaheystey.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa waxaa jirey dagaalo dhinacyo badan ka socdey oo lagu qaadey x\/m alshabaab kaas oo looga qabsadey deegaano farabadan oo shabaabku ka talin jireen iyadoon haba yaraatee wax difaac ah lagala kulmin alshabaabna ay taas ku micneeyeen dib u gurasho xeelad dagaal<br \/>\narintan ayaa u muuqata mid sii jiitameysa oo aan dhamaad laheyn.<\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #7030a0;\">\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 W.Q:<\/span><\/strong><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #00b0f0;\">C\/raxmaan <\/span><\/strong><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #c00000;\">Saciid<\/span><\/strong><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 18.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\"> <span style=\"color: #00b050;\">Axmed <\/span><span style=\"color: red;\">{Diida}<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 23.0pt; mso-bidi-font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\"><span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/span><span style=\"color: #e46c0a; mso-themecolor: accent6; mso-themeshade: 191; mso-style-textfill-fill-color: #E46C0A; mso-style-textfill-fill-themecolor: accent6; mso-style-textfill-fill-alpha: 100.0%; mso-style-textfill-fill-colortransforms: lumm=75000;\">\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh c\/raxmaan xudeyfa oo ah waaliga xarakada muj. Alshabaab u qaabilsan gobolada jubooyinka ayaa jeediyey hadal la soo dhigey barta internetka isagoo sheegey in ay burburiyeen dabaabaad iyo tikniko ay wateen ciidamada saliibiyinta,ridada iyo calooshood u shaqeystayaal kusoo duuley diinta islaamka waa sida uu yiriye. Sheekha ayaa waxaa kale uu sheegey in ay la dagaalami [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8778","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8778"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8867,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8778\/revisions\/8867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}