{"id":8746,"date":"2012-08-25T22:55:39","date_gmt":"2012-08-25T22:55:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8746"},"modified":"2012-08-25T22:57:38","modified_gmt":"2012-08-25T22:57:38","slug":"xarax-qasaaro-geystay-oo-gil-gilay-magaalada-baladweyn-ee-xarunta-gobolkaasi-hiiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/xarax-qasaaro-geystay-oo-gil-gilay-magaalada-baladweyn-ee-xarunta-gobolkaasi-hiiiraan\/","title":{"rendered":"Qarax Qasaaro Geystay Oo Gil Gilay Magaalada Baladweyn Ee Xarunta Gobolkaasi hiiiraan"},"content":{"rendered":"<div style=\"mso-element: para-border-div; border: none; border-bottom: solid #4F81BD 1.0pt; mso-border-bottom-themecolor: accent1; padding: 0in 0in 4.0pt 0in;\">\n<p class=\"MsoTitle\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/Beledweyne.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8747\" title=\"Beledweyne\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/Beledweyne.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dhacey qarax Noocisu Ahaa miino, Islamarkaana gilgiley dhamaan magaalada Baladweyne.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa U Xaqiijiyay Dad goobjoogayaal inuu ahaa qaraxaasi miinada dhulka lagu aaso,waxaana mar qura dhawaqa qaraxaasi laga maqlay guud ahaan magaalada Beledweyne Iyo Hareeraheeda.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Xaafada Hawlwadaag ee Magaalada Beledweyne Ayaa Lagu Sheegey In uu Ka Dhacay Qaraxa,waxaana qaraxa lala eegtay masuuliyiin ka tirsan Dowladda TFG-da Soomaaliya Ee Ku Sugnaa Halkaasi,.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Qaraxa Ka Diba Ayaa Goobta waxaa isku Hareereeyay ciidamada dawlada oo iyagu xiray wadooyinka rasaas badana riday,iyadoo Ay Wararka Qaar Sheegayaan In <span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0<\/span>Rasaastaasi Waxyeelo Ay Ka Soo Gaartay Dad Shacab Ah Ee KA Agdhawaa Goobta Uu Qaraxu Ka Dhacay <\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Ma Jiro Ilaa Iyo Haatan Cid Sheegatay Qaraxaasi Gil Gilay Xaafada Howlwadaag Magaalada Baladweyn Ee Xarunta Gobolkaasi Hiiraan Iyadoona Dhowr Jeer Qaraxyo Ay Ka Dheceen Halkaasi <span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0<\/span>Hase Yeeshee Masuuliyadeeda Looga Bartay In Ay Sheegtaan Xarakada Al-shabaab<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dhacey qarax Noocisu Ahaa miino, Islamarkaana gilgiley dhamaan magaalada Baladweyne. Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa U Xaqiijiyay Dad goobjoogayaal inuu ahaa qaraxaasi miinada dhulka lagu aaso,waxaana mar qura dhawaqa qaraxaasi laga maqlay guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8746","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8746"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8750,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8746\/revisions\/8750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}