{"id":8744,"date":"2012-08-25T22:56:32","date_gmt":"2012-08-25T22:56:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8744"},"modified":"2012-08-25T22:56:32","modified_gmt":"2012-08-25T22:56:32","slug":"golaha-waziirada-dowlada-tfg-da-soomaaliya-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-yeesha-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/golaha-waziirada-dowlada-tfg-da-soomaaliya-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-yeesha-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Golaha Waziirada Dowlada TFG-da Soomaaliya Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeesha Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">\u00a0<\/span><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8745\" title=\"waz\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/waz.jpg\" alt=\"\" width=\"400\" height=\"267\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/waz.jpg 400w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/waz-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu<strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"> Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas<\/strong> Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya shir-guddoominayey ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid Tahay soo xulida xubnaha Baarlamaanka, Doorashooyinka soo socda, iyo arrimaha Kale .<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Golaha Wasiiradda ayaa Ugu horayntii isla soo Hadal qaaday sidii loo soo dhamaystiri lahaa xubnaha baarlamaanka iyagoona ka codsaday Odayaasha dhaqanka iney soo dhamaystiraan xubnaha dhiman,<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Sidoo Kale Goluha Waziirada Ayaa Waxa ay Sheegeen in loo baahan yahay in doorashooyinka soo socda ay noqdaan kuwo lagu muujinayo Dimuquraadiyad waxayna ka hadleen waajibaadkooda ku aadan sida wanaagsan oo ay dalka uga saareen KMG-ka iyagoona xaqiijiyey in 20 August ay Soomaaliya heshay Baarlamaan aan KMG ahayn,<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Waxaa sidoo kale Golaha wasiiradu Ay sheegen in si habsami leh ay u sii wadi doonaan shaqadii ay u hayeen shacabka Soomaaliyeed kuna wareejin doona xilka ay hayaan marka la soo doorto Xukuumad cusub Oo U Adeegta Umada Soomaaliyeed<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Cabdiweli Maxamed Cali Gaas<\/span><\/strong><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\"> Ra\u2019iisul wasaaraha Dowlada TFG-da Ayaa Ugu Dambeytii ugu hambalyeeyey Golahiisa Wasiiradda sidii hagar la\u2019aanta aheyd oo ay ula soo shaqeeyeen mudadii sanadka aheyd, Iyagoona muujiyay wax qabad la taaban karo Islamarkaana meel mariyay hadafkii ahaa in dalka laga saaro KMG.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><strong style=\"mso-bidi-font-weight: normal;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; line-height: 115%; font-family: 'Arial','sans-serif';\">Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/span><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya shir-guddoominayey ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid Tahay soo xulida xubnaha Baarlamaanka, Doorashooyinka soo socda, iyo arrimaha Kale . Golaha Wasiiradda ayaa Ugu horayntii isla soo Hadal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8744","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8744"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8752,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8744\/revisions\/8752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}