{"id":8703,"date":"2012-08-23T21:59:43","date_gmt":"2012-08-23T21:59:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8703"},"modified":"2012-08-23T21:59:43","modified_gmt":"2012-08-23T21:59:43","slug":"maamulka-xarakada-al-shabaab-ee-g-sh-hoose-oo-dayactir-ku-sameeyey-waro-biyoodyo-oo-muddo-aanan-la-isticmaalin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/maamulka-xarakada-al-shabaab-ee-g-sh-hoose-oo-dayactir-ku-sameeyey-waro-biyoodyo-oo-muddo-aanan-la-isticmaalin\/","title":{"rendered":"Maamulka Xarakada Al-shabaab Ee G.\/Sh. hoose Oo Dayactir Ku Sameeyey Waro-biyoodyo Oo Muddo Aanan La Isticmaalin."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/Gal-Biyod.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/Gal-Biyod.jpg\" alt=\"\" title=\"Gal Biyod\" width=\"350\" height=\"263\" class=\"alignnone size-full wp-image-8704\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/Gal-Biyod.jpg 350w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/Gal-Biyod-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 350px) 100vw, 350px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Maamulka XArakada Al-shabaab ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dayactir ku sameysay Waro biyoodyo ku yaalla degmada Sablaale iyo deegaano hoos yimaado Degmada Baraawe ee G\/Shabeelaha hoos Iyadoona Uu Ka Xasaafada KAga Warbixiyay Gudoomiyaha Al-shabaab U Qaabilsan Halkaasi.<\/p>\n<p>Waro Biyoodyo Gaaraya Illaa Iyo Seddex Warro oo ku yaalla Shabeelaha Hoose ayay Maamulkaasi dayactir ku sameysaeen Islamarkaana Maantaba Lagu Arkayay Shacabka Degegn Deegaanada Ay Ku Yaalaan Warahaasi Iyagoo Ku Waraabsanaya Xoolahooda <\/p>\n<p>Waro-biyoodyada Ay Xarakada Al-shabaab KA Dayactirtay Gobolka Shabeelaha Hoose Deegano Ka Mid Ah Ayaa Waxa Ay Kala Yihiin Kabageed, Beer-carra weyn iyo Bu\u2019a, <\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii Ayaa Waxa Warbaahinta  Kaga Warbixiyay Howlaha Waro-biyoodyadaasi Looga Dayactiray Shacabka Ku Nool Gobolkaasi Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla. Oo Ah Gudoomiyaha Xarakada Al-shabaab U Qaabilsan G\/Sh\/Hoose Waxaana Uu Ugu BAaqay Shacabka In Aysan Waro-biyoodyadaasi Ku Sii Daynin Xoolaha Ayna KA Ilaaliyaan Isagoo Sheegay Haddaan Laga Ilaalinin In Ay Sababayaan In Ay Duugmaan Mar Kale  <\/p>\n<p>Dayactirkaani Ay Maamulka Xarakada Al-shabaab ku Sameeyeen Waro-Biyoodyo Dhowr Ah Oo Ku Yaalo Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaa Imaanaya Xilli Ay Horey Warahaasi u Ahayeen Ku Aan LA Isticmaalin Ee Aan Laheen Wax Biyo Ah.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Soomaaliyeed Ee Warsom.com) Maamulka XArakada Al-shabaab ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dayactir ku sameysay Waro biyoodyo ku yaalla degmada Sablaale iyo deegaano hoos yimaado Degmada Baraawe ee G\/Shabeelaha hoos Iyadoona Uu Ka Xasaafada KAga Warbixiyay Gudoomiyaha Al-shabaab U Qaabilsan Halkaasi. Waro Biyoodyo Gaaraya Illaa Iyo Seddex Warro oo ku yaalla Shabeelaha Hoose [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8703","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8705,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8703\/revisions\/8705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}