{"id":8698,"date":"2012-08-23T21:05:24","date_gmt":"2012-08-23T21:05:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8698"},"modified":"2012-08-23T21:50:40","modified_gmt":"2012-08-23T21:50:40","slug":"craxmaan-ibbi-oo-sheegay-inay-3-dalaaqadoo-kaga-furantahay-xaaskisa-haddii-uu-waligii-qof-uu-dil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/craxmaan-ibbi-oo-sheegay-inay-3-dalaaqadoo-kaga-furantahay-xaaskisa-haddii-uu-waligii-qof-uu-dil\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan IBBI Oo Sheegay Inay 3 Dalaaqadoo Kaga  Furantahay Xaaskisa Haddii uu Waligii Qof Uu Dil."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/ibbi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/ibbi.jpg\" alt=\"\" title=\"ibbi\" width=\"350\" height=\"306\" class=\"alignnone size-full wp-image-8700\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/ibbi.jpg 350w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/ibbi-300x262.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 350px) 100vw, 350px\" \/><\/a><br \/>\nProf. C\/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi Oo Horey Kaga mid Ahaa Waziiradii Xukuumadihii Hore Ee Dalka Soomaray Oo Saxaafadda Kula Hadlay Gudaha Magaalada muqdisho ayaa Waxa Uu  Sheegey In Lagu Daray 5o Xubnood Oo Aan Ka Qeyb Naqon Doonin Xildhibaanada Cusub Ee Dowlada Soomaaliya <\/p>\n<p>Sidoo Kale Prof.Ibi Ayaa Lagu Eedeeyey in uu Ka Qey Ahaa Hogaamiya Kooxeedyadii Ka Jiray Dalka Soomaaliya Islamarkaana Uu Ka Qeyb Yahay Dhibaateynta Lagu Hayay Shacabka Soomaaliyed Islamarkaana Xildhibaanada Cusub Ee Haatan Loo Sameenayo Dowlada Lagu Dari Karin<\/p>\n<p>Mar Uu Ka Hadlayay Eedeymahaasi Loo Soo Jeediyay Ibi Ayaa Waxa uu sheegey In Uusan W ax Dhiig Ah Galin Xitaa uusan Dilin 1 Bisad Ama Yaanyuur Sida uu sheegey Isagoona Ku dhaartay Xaaskiisa in Ay Kaga Furantahay 3dalaaqo Haddii uu Dilay Qof Muslim Ah<\/p>\n<p>Dhanka Kale C\/raxmaan Ibi Ayaa Ka Jawaabay eedeytii Aheyd In uu Hanjabaad HAwada u Mariyay gudiga fulinta xildhibaanada cusub  Isagoona Sheegay in Ay Ka Dhexeeso Salaan Iyo Saxiibtinimo Uuna Waxaasi Sheegey In waxba uusan Ka Jirin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. C\/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi Oo Horey Kaga mid Ahaa Waziiradii Xukuumadihii Hore Ee Dalka Soomaray Oo Saxaafadda Kula Hadlay Gudaha Magaalada muqdisho ayaa Waxa Uu Sheegey In Lagu Daray 5o Xubnood Oo Aan Ka Qeyb Naqon Doonin Xildhibaanada Cusub Ee Dowlada Soomaaliya Sidoo Kale Prof.Ibi Ayaa Lagu Eedeeyey in uu Ka Qey Ahaa Hogaamiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8698","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8698"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8701,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8698\/revisions\/8701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}