{"id":86960,"date":"2023-02-18T19:01:09","date_gmt":"2023-02-18T16:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=86960"},"modified":"2023-02-18T19:03:25","modified_gmt":"2023-02-18T16:03:25","slug":"gurmadka-iyo-taakuleynta-walaalaha-turkiga-iyo-syria-oo-xubnaha-barlamaanka-federalku-mushaarkooda-lacag-uga-jareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/02\/gurmadka-iyo-taakuleynta-walaalaha-turkiga-iyo-syria-oo-xubnaha-barlamaanka-federalku-mushaarkooda-lacag-uga-jareen\/","title":{"rendered":"Gurmadka iyo Taakuleynta walaalaha Turkiga iyo Syria oo Xubnaha Barlamaanka Federalku Mushaarkooda Lacag uga Jareen."},"content":{"rendered":"<p>Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta 20% mushaarkooda u jaray gurmadka dadka ku waxyeeloobay dhul gariirka ku dhuftay Turkiga.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee barlamaanka oo guddoominayay kulanka barlamaanka ee maanta ayaa sheegay in ay ansixiyeen in 20% mushaarkooda u jaraan gurmadka Turkiga.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Abshirow wuxuu sheegay in Turkigu abaal weyn ku leeyahay Soomaaliya, sidaas darteedna loo baahan yahay inay Dowladda Soomaaliya iyo shacabkeedu kaalin ka qaataan gurmadka dadka ku waxyeeloobay dhul gariirka.<\/p>\n<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa bilowday olole lacag uruurin ah oo ay kaga qeyb qaadaneyso gurmadka dhul gariirkii ka dhacay Turkiga.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xame Cabdi Barre ayaa sheegay in ujeedku yahay in saddex maalmood gudahood lagu soo ururiyo lacag dhan shan milyan oo doollarka Mareykanka ah.<\/p>\n<p>Xamse wuxuu caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay hal milyan oo doollar ugu deeqday ololaha gurmadka dhulgariirka Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta 20% mushaarkooda u jaray gurmadka dadka ku waxyeeloobay dhul gariirka ku dhuftay Turkiga. Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee barlamaanka oo guddoominayay kulanka barlamaanka ee maanta ayaa sheegay in ay ansixiyeen in 20% mushaarkooda u jaraan gurmadka Turkiga. Cabdullaahi Abshirow wuxuu sheegay in Turkigu abaal weyn ku leeyahay Soomaaliya, sidaas darteedna loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":86961,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-86960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86962,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86960\/revisions\/86962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}