{"id":8690,"date":"2012-08-22T22:41:57","date_gmt":"2012-08-22T22:41:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8690"},"modified":"2012-08-22T22:41:57","modified_gmt":"2012-08-22T22:41:57","slug":"sh-xassan-daahir-aweys-musharaxiinta-iyo-xildhibaanada-cusub-waxaan-ugu-baaqayaa-in-ay-alle-u-soo-noqdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/sh-xassan-daahir-aweys-musharaxiinta-iyo-xildhibaanada-cusub-waxaan-ugu-baaqayaa-in-ay-alle-u-soo-noqdaan\/","title":{"rendered":"\u201cSh.Xassan Daahir Aweys\u201d Musharaxiinta Iyo Xildhibaanada Cusub Waxaan Ugu Baaqayaa In Ay Alle U Soo Noqdaan"},"content":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Mas&#8217;uuliyiinta Sar Sare Ee Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab Horeyna U Ahaa Amiirka Guud Ee Ururkii Bur Burey Ee Xisbul-Islaami Oo U Waramay Warbaahinta Ayaa Ka Hadlay Xaalada Ay Mareyso Dalka Soomaaliya Iyo Arimo Kale Ee Quseysa Dalka<\/p>\n<p>Sidoo Kale  Sheekh Xasan Daahir Aweys Ayaa Ka  hadlay Xaaladaha siyaasadeed ee dalka uu marayo, isagoona ugu baaqay Xildhibaanada cusub ee Barlmamaanka iyo Musharixiinta u taagan Madaxtinimada inay Alle u towbad keenaan dambiga ay ka galayaan Diinta iyo Dalka Islamarkaana Ay KA Laabtaan Xaalada Ay Haatan KuSii Fogaanayaan .<\/p>\n<p>Xasan Daahir Ayaa Dhinaca kalena waxa Xarakada Al-shabaab  ugu ku baaqay in lasii laba jibbaaro dagaallada Jihaadka ah ee lagula jiro Ciidamada AMISOM ee dalka kusugan Dagaalada Xoogana Kula Jira Dhaq Dhaqaaaqa Al-shabab .<\/p>\n<p>Hadalkaani KA Soo Yeerey Shiikh Xassan Daahir Aweys Oo Ka Mid Ah Madaxda Al-shabab HOreyna U Ahaa Gudoomiyaha Ururkii Bur Buray Ee Xisbul-islaam Islamarkaana Uu Eedeynta Ugu Soo Jeediyay Xildhibaanada Cusub Iyo Musharaxiinta Ayaa Imaanaya Xilli Ay Isasoo Tarayaan Musharaxiinta Dooneyso In Ay HAntaan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Mas&#8217;uuliyiinta Sar Sare Ee Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab Horeyna U Ahaa Amiirka Guud Ee Ururkii Bur Burey Ee Xisbul-Islaami Oo U Waramay Warbaahinta Ayaa Ka Hadlay Xaalada Ay Mareyso Dalka Soomaaliya Iyo Arimo Kale Ee Quseysa Dalka Sidoo Kale Sheekh Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8690","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8690","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8690"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8693,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8690\/revisions\/8693"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}