{"id":8688,"date":"2012-08-22T22:33:04","date_gmt":"2012-08-22T22:33:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8688"},"modified":"2012-08-22T22:33:04","modified_gmt":"2012-08-22T22:33:04","slug":"diyaarad-ay-saarnaayeen-dalxiisayaal-oo-ku-bur-burtay-gudaha-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/diyaarad-ay-saarnaayeen-dalxiisayaal-oo-ku-bur-burtay-gudaha-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Diyaarad Ay Saarnaayeen Dalxiisayaal Oo Ku Bur Burtay Gudaha  Dalka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Diyaarad Ay Saarnaayeen Dalxiisayaal Oo Ku Bur Burtay Gudaha  Dalka Kenya<\/p>\n<p>Diyaarad ay saarnaayeeen dalxiisayaal gaaraya 14 qofood ayaa ku burburtay goob ay u dalxiistagaan reer galbeedka oo lagu Magacaabo Maasai Mara park.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay Peterson Maelo oo ah madaxa ciidamada nabad sugida ee meesha ay diyaaradu kusoo dhacday ayaa sheegay in ay ku dhinteen labadii wadayaasha diyaarada iyo labo dalxiisayaal u dhashay Jarmalka oo kala ah nin iyo haweeney da\u2019ah.<\/p>\n<p>Dhaawacyadii ayaa waxa loo qaaday Isbitaal ku yaal Neyroobi ayaga oo qaarkood xaaladooda caafimaad laga dayrinayo.<br \/>\nTirada guud ee saarneyd diyaarada burburtay ayaa waxa ay u kala dhasheen  5 Jermal ah  4 Maraykan ah iyo 2 Jeeg ah.<br \/>\nDiyaarada ayaa waxa ay burburtay wax yar ka dib markii ay ka duushay Ayraboorka Ngerende oo qiyaasti u jira Magaalo Madaxda Neyroobi  250Km Iyadoona Ay Bur Burtay Kadib Markii Ay Dooneyeen In Ay Aadaan Dalxiis.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad Ay Saarnaayeen Dalxiisayaal Oo Ku Bur Burtay Gudaha Dalka Kenya Diyaarad ay saarnaayeeen dalxiisayaal gaaraya 14 qofood ayaa ku burburtay goob ay u dalxiistagaan reer galbeedka oo lagu Magacaabo Maasai Mara park. Sida laga soo xigtay Peterson Maelo oo ah madaxa ciidamada nabad sugida ee meesha ay diyaaradu kusoo dhacday ayaa sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8688","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8689,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8688\/revisions\/8689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}