{"id":8658,"date":"2012-08-22T22:12:36","date_gmt":"2012-08-22T22:12:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8658"},"modified":"2012-08-22T22:12:36","modified_gmt":"2012-08-22T22:12:36","slug":"kulan-ay-maanta-yeesheen-mahiga-iyo-shshariif-oo-guul-darro-ku-dhamaadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/kulan-ay-maanta-yeesheen-mahiga-iyo-shshariif-oo-guul-darro-ku-dhamaadey\/","title":{"rendered":"KULAN AY MAANTA YEESHEEN MAHIGA IYO SH\/SHARIIF OO GUUL DARRO KU DHAMAADEY"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay maanta yeesheen ergeyga qaramada midobey agoustina mahiga iyo sh\/sharif ayaa guul darro ku dhamaadey kadib marki ay isku fahmi waayeen qodobadii ay ka wada hadleen.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa dalbadey baa la yiri sh\/sharif isagoo doonayey in uu mahiga kala hadlo xubno baarlamaanka loo diidey oo lagu eedeeyey danbiyo kala duwan iyo hugaamiye kooxednimo,baarlamaanki hore ayaa u badnaa hugamiye kooxeedyo laayaan ah oo kusoo caan baxey dhiiga shacabka iyo wadaado iyaguna dagaal galey,waxaana la sheegayaa in sh\/sharif marki laga diidey hugamiye kooxedyadi uu isku dayey in uu badbaadiyo wadaadadii ay xiriirka dhaw lahaayeen uuna iyagana ku guul dareystey.<\/p>\n<p>Lama oga talaabada xigta ee sh\/shariif qaadi doono iyadoo ay dhici karto in sh\/sharif laftiisa laga joojiyo hamigiisa ku aadan in uu m\/weyne noqdo 4ta sano ee soo socota,kulankan maahan kii ugu horeeyey ee mahiga iyo sh\/sharif yeeshan ee waa kuwo inta badan joogta ah oo aan wax badan oo wanaag ahi ka soo baxaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay maanta yeesheen ergeyga qaramada midobey agoustina mahiga iyo sh\/sharif ayaa guul darro ku dhamaadey kadib marki ay isku fahmi waayeen qodobadii ay ka wada hadleen. Kulanka ayaa waxaa dalbadey baa la yiri sh\/sharif isagoo doonayey in uu mahiga kala hadlo xubno baarlamaanka loo diidey oo lagu eedeeyey danbiyo kala duwan iyo hugaamiye kooxednimo,baarlamaanki [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8658","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8658","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8658"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8658\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8686,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8658\/revisions\/8686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8658"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8658"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8658"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}