{"id":86428,"date":"2023-01-30T00:07:10","date_gmt":"2023-01-29T21:07:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=86428"},"modified":"2023-01-30T00:47:18","modified_gmt":"2023-01-29T21:47:18","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiisiinta-axmed-macalin-fiqi-oo-ka-jawaabey-hadal-uu-dhawaan-jeediyey-cali-dheeraha-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/01\/wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiisiinta-axmed-macalin-fiqi-oo-ka-jawaabey-hadal-uu-dhawaan-jeediyey-cali-dheeraha-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi oo ka Jawaabey hadal uu Dhawaan Jeediyey Cali Dheeraha Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal Shalay kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Dheere oo u muuqday hanjabaad ku socotay Bangiyada iyo Shirkaddaha Soomaalida.<\/p>\n<p>Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in hadalka Cali Dheere uu yahay mid calaacal ah oo muujinaya tabar darida kooxda Al-shabaab heerka ay mareyso.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan xalay daawaday muuqaal uu iska duubay Cali Khawaarij oo xiran dharkii dawacadii wax wacdinaysay oo kale asagoo iska dhigaya nin u damqaya ganacsatada Soomaaliyeed, Mararka qaarna cataabaya asagoo ilgeeriyaad ka muuqdo! Cali Khawaarij hoteeladii iyo guryihii uu marka uu burburiyo,\u00a0\u201cAlxamdulillaah\u201d dhihi jirey sow ma ahayn hanti shacab Soomaaliyeed, xoolihii uu zakawaatka beenta ah uu ka qaadi jirey, baabuurtii shacabka ee ay gubeen ama dhaceen, guryaha ay miinooyinka ku xireen baad ay bixin waayeen awgeed iyo boqolaal gardarrooyin kale oo ay hantida umadda ku dhacayaan kuwaasoo dhami sow ma ahayn hanti umadeed&#8221; ayuu yiri Wasiir Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in hadalka Afhayeen Cali Dheere kasoo yeeray uu yahay mid ka keenay xanuunka iyo dharbaaxooyinka ay wajahayaan kooxdiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Cali Khawaarij dadka uu wax uu sheegayo ama isku dayayo inuu magacooda ku hadlo sida uu dhibkooda ugu farxi jirey iyo Alxamdulillaahidiisii miyuu ilaaway mise Cali waxa wareeriyey dharbaaxooyinka asaga iyo kooxdiisa soo gaaray. Si kastaba Cali Khawaarij calaacalkiisa iyo tabar-darradiisa waxaan leenahay Alxamdulillaah meeshii shacabku kula rabay ayaad ku socotaa&#8221; ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii hadalka kasoo yeeray Afhyeenka Shabaab Cali Dheere ayaa ah mid kusoo beegmay, iyadoo dowladda Soomaaliya ay Al-shabaab ka xirtay 250 Akaano iyo 70 nambar oo ay ku qaadan jireen kooxda Lacagaha baada ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal Shalay kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Dheere oo u muuqday hanjabaad ku socotay Bangiyada iyo Shirkaddaha Soomaalida. Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in hadalka Cali Dheere uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":86429,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-86428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86437,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86428\/revisions\/86437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}