{"id":86353,"date":"2023-01-26T21:21:54","date_gmt":"2023-01-26T18:21:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=86353"},"modified":"2023-01-26T23:55:01","modified_gmt":"2023-01-26T20:55:01","slug":"dhalinyaro-sameysay-muuqaal-lagu-sheegay-in-uu-ahaa-branki-oo-maxkaamadda-ciidamada-qalabka-sida-xukun-ku-riddey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/01\/dhalinyaro-sameysay-muuqaal-lagu-sheegay-in-uu-ahaa-branki-oo-maxkaamadda-ciidamada-qalabka-sida-xukun-ku-riddey\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Sameysay Muuqaal Lagu Sheegay in uu ahaa Branki oo Maxkaamadda Ciidamada Qalabka Sida Xukun ku Riddey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta go&#8217;aan ka gaartay kiis cajiib badan oo ka dhashay Muqaal Prank ahaan ay u duubeen afar dhalinyaro ah oo ku sugan magaalada Muqdisho, islamarkaana muuqaalka ku faafiyay baraha bulshada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Afartaan dhalinyarada ah ee Maxkamada kasoo hor muuqday ayaa sameeyay muqaal hab jiliinkiisa uusan wanaagsaneyn oo ay lacag madax furasho ah kaga dalbanayeen Hooyo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Fikradda Muqaalka jiliinka ah oo uu lahaa Sakariye Maxamuud Warsame oo magaalada Muqdisho loo keenay dhaqan celin ahaan oo laga keenay dalka Swedan ayaa isaga iyo saxaaxibadiisa waxay iska duubeen muqaal muujinaya inuu yahay nin u afduuban koox hubeysan oo jirdileysa, islamarkaana dooneysa iney lacag madax furasho ah ka rabaan hooyadiisa.<\/p>\n<p>Sakariye iyo dhalinyarada la duubtay muqaalkaan sababay in lagu maxkamadeeyo ayaa sababta ku sheegay inuu doonayay inuu hooyadiis kaga qaato lacag uu ku iibsado tikid si uu dib ugu laabto wadankii dhaqan celin ahaanta looga keenay ee Swedan.<\/p>\n<p>\u201cAniga dalka dhaqan celin ayaa ley keenay Waalidkey ayaana ii keenay, iyaga ayaana diinta i baraayey dalka dibaddiisaa ku dhashay, kuna soo barbaaray, muqaalkana wuxuu ahaa mid iska Prank ah\u201d ayuu yiri Sakariye.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah dhalinta maxkamada lasoo taagay ayaa dhankiisa cadeeyay in fikirkaan uu lahaa wiilka lagu magacaabo Sakariye oo ka codsaday iney la jilaan muqaalka, hayeeshee uusan marnaba filaneyn inuu muqaalka jiliinka ahaa uu ku muteysan doono dambi loo horkeeno Maxkamad.<\/p>\n<p>\u201cShuute aniga weligey waan arkaayey isagoo Al-Shabaab ciqaabaayo oo xukun ku ridaayo, balse ma aaminsaneyn anigoo shacab ah inaan dambi galayo oo Shuute ley horgeynaayo\u201d ayuu isna yiri Nuur Xayle Cismaan oo ka mid ahaa dhalinyarada Prankiga sameeyay.<\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada waxaa sidoo kale la horkeenay askarigii lahaa hubka dhalinyarada ku jileen muqaalka, kaasoo la\u00a0 sheegay in ay daris ahaayeen wiilasha oo ay ugu imaan jireen gurigiisa, hayeeshee uusan waxba ka ogeyn muqaalka lagu jilay dareyskiisa ciidan iyo hubkiisa.<\/p>\n<p>Gabagabadii garsoorka Maxkamadda ayaa ku dhawaaqday in dhamaan ragga muqaalka sameeyay loo diro dhaqan celin, iyadoo askarigana loo diray feel celin oo ah ilaalinta hantida qaranka, sida uu shaaciyay guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Maxkamadaynta Koox Prank (muuqaal Jiliin ah) sameeyay iyo Xukunkooda.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mn4x5i72ono\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta go&#8217;aan ka gaartay kiis cajiib badan oo ka dhashay Muqaal Prank ahaan ay u duubeen afar dhalinyaro ah oo ku sugan magaalada Muqdisho, islamarkaana muuqaalka ku faafiyay baraha bulshada. Afartaan dhalinyarada ah ee Maxkamada kasoo hor muuqday ayaa sameeyay muqaal hab jiliinkiisa uusan wanaagsaneyn oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":86354,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-86353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86353"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86376,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86353\/revisions\/86376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}