{"id":86141,"date":"2023-01-19T22:01:02","date_gmt":"2023-01-19T19:01:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=86141"},"modified":"2023-01-19T23:15:23","modified_gmt":"2023-01-19T20:15:23","slug":"in-la-aqbalo-amarrada-al-shabaab-oo-maamulka-hirshabeele-digniino-adag-kasoo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/01\/in-la-aqbalo-amarrada-al-shabaab-oo-maamulka-hirshabeele-digniino-adag-kasoo-saarey\/","title":{"rendered":"In La Aqbalo Amarrada Al-shabaab oo Maamulka Hirshabeele Digniino Adag Kasoo Saarey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Wasaaradda amniga maamulka Hirrshabelle ayaa caddeysay cidkasta oo u hoggaansanta awaamiirta Alshabaab in ay ku xukun yihiin iyaga.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Wasaaradda amniga ayaa sheegtay go&#8217;aan inuu qeyb ka yahay awaamiir dowladda Soomaaliya ay soo saartay, kuwaas oo lagula dagaalamayo kooxda Alshabaab iyo cid kasta oo gacan saar laleh.Go&#8217;aanka maamulka Hirshabeelle ayaa kusoo aaday kaddib markii ay dhawaan odayaal kasoo jeeda gobolka Hiiraan sheegeen inay heshiis la qaateen kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Odayaal kale oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay odayaasha hadlay inay Shabaab katirsanaayeen. Waxayna ku baaqeen in lagu dilo meeshii lagu arko.<\/p>\n<p>Arrimahan oo idil ayaa kusoo aadaya iyadoo maxkamadda ciidamada qalabka sida ay bilowday dhegaysiga saddex odey oo dhawaan Alshabaab heshiis kulasoo galay magaalada Xarardheere.<\/p>\n<p>Odayaashan ayaa markii ay kusoo laabteen magaalada Cadaado xabsiga loo taxaabay, iyagoo lagu eedeeyay inay jebiyeen awaamiirtii dowladda.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2023\/images\/Jan\/2023119638096849336468738.jpg\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda amniga maamulka Hirrshabelle ayaa caddeysay cidkasta oo u hoggaansanta awaamiirta Alshabaab in ay ku xukun yihiin iyaga. Wasaaradda amniga ayaa sheegtay go&#8217;aan inuu qeyb ka yahay awaamiir dowladda Soomaaliya ay soo saartay, kuwaas oo lagula dagaalamayo kooxda Alshabaab iyo cid kasta oo gacan saar laleh.Go&#8217;aanka maamulka Hirshabeelle ayaa kusoo aaday kaddib markii ay dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":86143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-86141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86141"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86169,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86141\/revisions\/86169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}