{"id":86013,"date":"2023-01-13T23:19:36","date_gmt":"2023-01-13T20:19:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=86013"},"modified":"2023-01-13T23:42:30","modified_gmt":"2023-01-13T20:42:30","slug":"daawo-xildhibaano-isugu-jira-golaha-wakiilada-somaliland-iyo-golayaal-deegaan-oo-baaq-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/01\/daawo-xildhibaano-isugu-jira-golaha-wakiilada-somaliland-iyo-golayaal-deegaan-oo-baaq-soo-saarey\/","title":{"rendered":"Daawo: Xildhibaano Isugu Jira Golaha Wakiilada Somaliland iyo Golayaal Deegaan oo Baaq Soo Saarey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Xildhibaannada gobolada bariga Somaliland, ayaa sheegay in ay ka shaqaynayaan wax ka qabashada qalalasaha Laascaanood, isla markaana waxay kasoo horjeesteen baaqii qaar kamid ah odayaashu dhawaan soo saareen.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xildhibaannadan oo isugu jira kuwa golaha wakiilada ee\u00a0 gobolada Sool iyo Buuhoodle iyo xildhibaannada golayaasha deegaanka ee degmadmooyinka Laascaanood,Taleex, Xudun iyo Buuhoodle ayaa tacsi u diray dadkii ku wax yeeloobay qalalaasihii Laascaanood.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in ay shacabka la qabaan dhaliilaha loo jeedinayo xukuumada Somaliland, marka ay noqoto sidii ay uga falcelisay mudaharaadyadii, iyo dadkii masuuliyiinta u badnaa ee magaalada lagu laayay.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ay ka tirsanyihiin Somaliland, isla markaana shacabka ku nooli ay leeyihiin xuquuq lamid ah ta shacabka kale ee Somaliland, waxay dhinaca kale sheegeen in ay soo dhawaynayaan in xukuumadu qaadato masuuliyada dadkii dhintay.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ayay usoo jeediyeen in ay ka dheeraadaan ficilkasta oo shacabka dhibaato u keenaya, sidookalena shacabka ayay uga digeen in ay sameeyaan ficilo keeni kara in dhibaato soo gaadho.<\/p>\n<p>Baaqii qaar kamid ah odayaasha gobolka Sool soo saareen ee ku aadana in ciidanku ka baxo gobolka ayay ku tilmaameen wax aan suuragal ahayn &#8220;Ciidanku waxa uu joogaa dhulkiisii cid xag ugu lihina ma jirto ha habaxo&#8221;. Waxay sheegeen in ay iyagu\u00a0 ka shaqayn doonaan hagaajinta salluug kasta oo bulshadu qabto.<\/p>\n<p>Sidookale, waxay digniin u direen dad ay sheegeen in ay ka shaqaynayaan qallalaase abuur, waxay sheegeen in ay dad gaar ahi siyaasadaynayaan arrinta amniga Laascaanood.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay sheegeen in ay soo dhawaynayaan shirwayne ay iskugu yimadaan beelaha gobolku, si xal buuxa loogu helo dhibaatada taagan, waxa kale oo ay dhamaan isimada dhaqanka deegaanadan ugu baaqeen in ay Laascaanood yimaadaan.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xildhibaanada Gobolada Sool iyo Buuhoodle oo ka hadlay arinta laascanood\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ThOoaSp9wzI\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada gobolada bariga Somaliland, ayaa sheegay in ay ka shaqaynayaan wax ka qabashada qalalasaha Laascaanood, isla markaana waxay kasoo horjeesteen baaqii qaar kamid ah odayaashu dhawaan soo saareen. Xildhibaannadan oo isugu jira kuwa golaha wakiilada ee\u00a0 gobolada Sool iyo Buuhoodle iyo xildhibaannada golayaasha deegaanka ee degmadmooyinka Laascaanood,Taleex, Xudun iyo Buuhoodle ayaa tacsi u diray dadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":86014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-86013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86013"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86022,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86013\/revisions\/86022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}